{"id":542,"date":"2024-07-18T07:51:09","date_gmt":"2024-07-18T07:51:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=542"},"modified":"2024-07-18T07:51:09","modified_gmt":"2024-07-18T07:51:09","slug":"madaxweynaha-mareykanka-joe-biden-oo-laga-helay-xannuunka-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=542","title":{"rendered":"Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden oo laga helay xannuunka COVID-19"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 18 July 2024 {CBB}<\/strong><strong>\u2013<\/strong>Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa laga helay xannuunka COVID-19, isaga oo baajiyay xafladiisa olalaha oo ka dhici laheyd magaalada Las Vegas.<\/p>\n<p>Xoghayaha warfaafinta ee Aqalka Cad, Karine Jean-Pierre ayaa sheegtay in Biden, laga helay calaamado xanuunka ah, iyada oo tilmaamtay in uu ku sugan yahay gurigiisa oo ku yaal magaalada Delaware.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Karine ayaa sheegtay in Madaxweyna halkaasi uu isku karantiili doono, isla markaasna uu sii wadi doono waajibaadkiisa qaran.<\/p>\n<p>Dr Kevin O\u2019Connor, dhakhtarka madaxweynaha, ayaa qoraal ku sheegay in Biden in ay hadda xaaladiisa caafimaad deggan tahay, ayna la tacaalayaan.<\/p>\n<p>Biden oo 81 jir ah ayaa waxaa la kulmaya cadaadis lagu saarayo inuu ka tanaasulo musharaxnimadiisa dib u doorashada, iyada oo lagu eedeynayo in da\u2019ahaan inuu gaboobay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 18 July 2024 {CBB}\u2013Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa laga helay xannuunka COVID-19, isaga oo baajiyay xafladiisa olalaha oo ka dhici laheyd magaalada Las Vegas. Xoghayaha warfaafinta ee Aqalka Cad, Karine Jean-Pierre ayaa sheegtay in Biden, laga helay calaamado xanuunka ah, iyada oo tilmaamtay in uu ku sugan yahay gurigiisa oo ku yaal magaalada Delaware. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":543,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27],"tags":[],"class_list":["post-542","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/542","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=542"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/542\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":544,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/542\/revisions\/544"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/543"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}