{"id":5477,"date":"2025-07-31T09:52:04","date_gmt":"2025-07-31T09:52:04","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5477"},"modified":"2025-07-31T09:52:04","modified_gmt":"2025-07-31T09:52:04","slug":"canada-oo-ku-dhawaaqday-inay-dal-madax-banaan-u-aqoonsaneyso-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5477","title":{"rendered":"Canada oo ku dhawaaqday inay dal madax banaan u aqoonsaneyso Falastiin"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis\u00a0 31 July 2025{RC}<\/strong>Xamaas ayaa sheegtay in ay maanta u gudbin doonto Israa\u2019iil magacyada afarta qof ee laheystayaasha ah ee la sii dayn doono, taasoo qayb ka ah heshiiskii xabbad joojinta ee Gaza.<\/p>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Waxaa la filayaa inay noqdaan afar dumar ah oo isugu jira askar iyo dad rayid ah. Isweydaarsiga maxaabiista ee dhici doonta maalinta sabtida ah, Israel ayaa la filayaa inay sii deyso ilaa boqol iyo siddeetan dumar ah oo Falastiiniyiin ah oo maxaabiis ah.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Sido kale maalinta sabtida ah, kumanaan kun oo barakacayaal ah ayaa lagu wadaa in ay dib ugu laabtaan waqooyiga dhulkaas iyadoo ciidamada Israa\u2019iil ay ka sii baxayaan Qaza.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Dhanka kale, Canada ayaa ku dhawaaqday inay dal madax bananan u aqoonsaneyso Falastiin iyadoo hore UK iyo Faraansiiska ay sheegeen inay aqoonsan doonaan Falastiin.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Xigasho:-BBC<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis\u00a0 31 July 2025{RC}Xamaas ayaa sheegtay in ay maanta u gudbin doonto Israa\u2019iil magacyada afarta qof ee laheystayaasha ah ee la sii dayn doono, taasoo qayb ka ah heshiiskii xabbad joojinta ee Gaza. Waxaa la filayaa inay noqdaan afar dumar ah oo isugu jira askar iyo dad rayid ah. Isweydaarsiga maxaabiista ee dhici doonta maalinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5478,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5477","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5477","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5477"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5477\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5479,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5477\/revisions\/5479"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5478"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5477"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5477"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5477"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}