{"id":5480,"date":"2025-07-31T10:00:23","date_gmt":"2025-07-31T10:00:23","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5480"},"modified":"2025-07-31T10:00:23","modified_gmt":"2025-07-31T10:00:23","slug":"wasiir-fiqi-maamulka-waqooyi-barri-wuxuu-yareeyay-rajadii-gooni-goosadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5480","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi \u201d Maamulka Waqooyi Barri wuxuu yareeyay rajadii gooni-goosadka\u201d."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis\u00a0 31 July 2025{RC}<\/strong><\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah ugu hambalyeeyay dhismaha Maamulka Cusub ee Waqooyi-Bari Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay maamul ku yimid rabitaanka shacabka, loona maray marxalado adag oo siyaasadeed iyo mid bulsho.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in maamulka cusub uu yahay mid macno iyo maamuus u leh midnimada dalka Soomaaliya, islamarkaana uu tusaale wanaagsan u yahay dadaalka shacabka Soomaaliyeed ay ugu jiraan dhismaha dowladnimo iyo ilaalinta midnimada qaranka.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>\u201cMa aha maamul gacmo iyo garab shisheeye ku yimid, mana aha mid qeyb ka ahaa qorsheyaal shisheeye. Waa maamul muujiyay biseyl siyaasadeed iyo karti dadweyne. Wuxuu bilay midnimada dalka, wuxuuna yareeyay rajadii gooni-goosadka,\u201d ayuu yiri Wasiir Fiqi.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale rajo wanaagsan u rajeeyay shacabka ku dhaqan deegaannada maamulka cusub ee Waqooyi-Bari, isagoo ku duceeyay in maamulkaasi u horseedo nabad, iyo horumar waara..<\/p>\n<p>Hadalka Wasiirka Gaashaandhigga ayaa imaanaya xilli dowladda federaalku si rasmi ah ugu dhawaaqday dhismaha Maamulka Waqooyi-Bari oo xaruntiisu tahay magaalada Laascaanood, kadib shir qaran oo ay ka qeybgaleen ergooyin ka kala socday gobollada Sool, Sanaag, Cayn iyo Togdheer.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis\u00a0 31 July 2025{RC} Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah ugu hambalyeeyay dhismaha Maamulka Cusub ee Waqooyi-Bari Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay maamul ku yimid rabitaanka shacabka, loona maray marxalado adag oo siyaasadeed iyo mid bulsho. Wasiirka ayaa sheegay in maamulka cusub uu yahay mid macno iyo maamuus u leh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5481,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5480","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5480","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5480"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5480\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5482,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5480\/revisions\/5482"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5481"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5480"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5480"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5480"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}