{"id":5513,"date":"2025-08-02T09:00:23","date_gmt":"2025-08-02T09:00:23","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5513"},"modified":"2025-08-03T09:01:48","modified_gmt":"2025-08-03T09:01:48","slug":"maamulka-puntland-oo-qiratay-inuu-xasan-sheekh-kaga-guuleystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5513","title":{"rendered":"Maamulka Puntland oo qiratay inuu Xasan Sheekh kaga guuleystay\u2026"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabdi 02 Agoosto 2025 {CBB<\/strong>}Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland, Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor oo shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda Puntland, gaar ahaan arrimaha SSC iyo khilaafka kala dhexeeya dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<div>\n<div class=\"trv-player-container\">\n<div class=\"trv-wrapper\">\n<div id=\"br_video_player_c1c905bc423342ecff6a2ff885bacad80c1c6dbf\" class=\"trvd_video_player trvdinstream\">\n<p>Lugatoor ayaa markii ugu horreysay qiray in Madaxweyne Xasan Sheekh iyo kooxdiisa ay uga guuleysteen arrimaha SSC-Khaatumo, isla markaana aysan fileyn waxa ku dhacay, maadaama haatan dowladda federaalka ay dhistay maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka ayaa xusay in dhabaha ay qaadeen reer Laascaanood ay ku noqotay la yaab, waxaana uu dhinaca kale ka horyimid dhismaha maamulka cusub.<\/p>\n<div id=\"gpt_unit_\/339474670,22588080692\/Caasimada\/InContent_0_0\" data-onpage=\"true\" data-adpath=\"\/339474670,22588080692\/Caasimada\/InContent_0\" data-lazy-callback=\"lazy_cb_de2bswvypgs\" data-google-query-id=\"CMSEhrTz644DFQUiBgAdYcI5Fw\">\n<div id=\"google_ads_iframe_\/339474670,22588080692\/Caasimada\/InContent_0_0__container__\"><\/div>\n<\/div>\n<p>\u201cKhaatumo annagaa xoraynay, dhaawacyadii annagaa daaweyney, Dhulbahante hal doollar ma bixin; isma lahayn Xasan Sheekh baa idinka qaadaya, weli lama kala bixin ee talo isugu keen keena, Warsangelina waa PL sax maaha in la sheegto.\u201d ayuu yiri Ilyaas Lugatoor.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu intaas ku daray in Puntland ay si weyn u garab istaagtay xilliyadda dagaalka SSC, isla markaana ay la gashay dagaaka, una daaweysay dhaawacyadii ugu badnaa, kadib markii la geeyay Garoowe, balse taasi beddalkeeda loo daba maray dowladda federaalka oo uu xilligan khilaaf adag kala dhexeeyo maamulka Puntland.<\/p>\n<p>\u201c2000 oo dhaawac ah oo Garoowe la keenay anaa gacanta ku hayay anaa saxiixay lacagta lagu daaweeyay oo mas\u2019uuliyadda qaaday Dhulbahantane ma bixin, qurbejoogna ma bixin dowladda Puntland-baa bixisay\u201d ayuu sii raaciyay Ilyaas Cismaan Lugatoor<\/p>\n<div id=\"gpt_unit_\/339474670,22588080692\/Caasimada\/InContent_1_0\" data-onpage=\"true\" data-adpath=\"\/339474670,22588080692\/Caasimada\/InContent_1\" data-lazy-callback=\"lazy_cb_7cq8cg0e8ko\" data-google-query-id=\"CImMkbXz644DFYUkBgAdBHkrEA\">\n<div id=\"google_ads_iframe_\/339474670,22588080692\/Caasimada\/InContent_1_0__container__\"><\/div>\n<\/div>\n<p>Waxaa kale oo uu ku eedeeyay Dhulbahante in ay ku abaal dhaceen Puntland oo horay dhiig ugu hurtay, si a u gaaraan guusha ay maanta haystaan.<\/p>\n<p>\u201cDhulbahante waxaan is lahaa waa talo xun yahay ee waa nasiib badan yahay, balse abaal-baan ka filay abaal la\u2019aan baa ka muuqatay\u201d ayuu markale yiri madaxweyne ku xigeenku.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyadoo haatan uu kasii daray khilaafka u dhexeeya Muqdisho iyo Garoowe, kaas oo sii xoogeystay markii ay dowladda federaalka ay maamul cusub ka dhistay magaalada Laascaanood, kaas oo ka madax bannaan Puntland iyo Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabdi 02 Agoosto 2025 {CBB}Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland, Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor oo shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda Puntland, gaar ahaan arrimaha SSC iyo khilaafka kala dhexeeya dowladda Soomaaliya. Lugatoor ayaa markii ugu horreysay qiray in Madaxweyne Xasan Sheekh iyo kooxdiisa ay uga guuleysteen arrimaha SSC-Khaatumo, isla markaana aysan fileyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5514,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5513","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5513","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5513"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5513\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5515,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5513\/revisions\/5515"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5514"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5513"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5513"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5513"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}