{"id":5554,"date":"2025-08-05T16:04:55","date_gmt":"2025-08-05T16:04:55","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5554"},"modified":"2025-08-05T16:04:55","modified_gmt":"2025-08-05T16:04:55","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-warqadaha-aqoonsiga-ka-guddoomay-danjireyaasha-9-wadan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5554","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha 9 wadan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Taado 05 August 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjiranimo safiirrada cusub ee dalalka Itoobiya, Ghana, Ivory Coast, Mexico, Venezuela, Korea, Mauritania, iyo Ciraaq.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa uga hambalyeeyey safiirradan in ay ku soo biireen safka diblomaasiyiinta ka howlgala Soomaaliya, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya la leedahay dalalkan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa ku boorriyey safiirrada in ay ka shaqeeyaan horumarinta xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashiga dhinacyada kala duwan ee labada dal, isagoo la wadaagay sida shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay u soo dhaweynayaan, ulana shaqeynayaan.<\/p>\n<p>Danjireyaasha uu Madaxweynuhu ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga ayaa kala ah:<\/p>\n<p>\u2022\u2060 \u2060Suleiman Dedefo Woshe \u2013 Safiirka Itoobiya<\/p>\n<p>\u2022\u2060 \u2060Robert Ifriyie \u2013 Safiirka Ghana<\/p>\n<p>\u2022\u2060 \u2060Maes Ennio \u2013 Safiirka Ivory Coast<\/p>\n<p>\u2022\u2060 \u2060Alejadro Eves Estivill Castro \u2013 Safiirka Mexico<\/p>\n<p>\u2022\u2060 \u2060Moravia Peralt Hernaldez \u2013 Safiirka Venezuela<\/p>\n<p>\u2022\u2060 \u2060Kang Hyundshik \u2013 Safiirka Korea<\/p>\n<p>\u2022\u2060 \u2060Hussein Deh \u2013 Safiirka Mauritania<\/p>\n<p>\u2022\u2060 \u2060Kahtan Taha Khalaf \u2013 Safiirka Ciraaq<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taado 05 August 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjiranimo safiirrada cusub ee dalalka Itoobiya, Ghana, Ivory Coast, Mexico, Venezuela, Korea, Mauritania, iyo Ciraaq. Madaxweynaha ayaa uga hambalyeeyey safiirradan in ay ku soo biireen safka diblomaasiyiinta ka howlgala Soomaaliya, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5555,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5554","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5554","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5554"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5554\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5556,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5554\/revisions\/5556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5555"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5554"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5554"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5554"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}