{"id":5558,"date":"2025-08-09T10:39:40","date_gmt":"2025-08-09T10:39:40","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5558"},"modified":"2025-08-10T10:43:11","modified_gmt":"2025-08-10T10:43:11","slug":"mareeykanka-oo-ka-fikirayo-madaxbanaanida-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5558","title":{"rendered":"Mareeykanka oo ka Fikirayo Madaxbanaanida Somaliland."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabdi, 09 August 2025 {CBB} <\/strong>Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, oo ka jawaabay su\u2019aal ku saabsanayd waxa uu ka yeelayo aqoonsiga Somaliland oo la sheegay in laga yaabo in dibu-dajin loogu sameeyo dadka reer Qasa, ayaa sheegay in ay \u201carrintaa hadda gacanta ku hayaan.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa su\u2019aashan la waydiiyay xilli uu xalay heshiis nabadeed u kala saxeexayay madaxda waddamada Asarbajan iyo Arminiya, oo muddo dheer colaad ka dhexaysay. Wuxuu sheegay in arrinta Somaliland miiska saaran tahay, isla markaana ay ku hawlan yihiin go\u2019aanka laga gaadhi doono.<\/p>\n<p>\u201cArrintaa gacanta ayaanu ku haynaa hadda, waa su\u2019aal wanaagsan, waa xaalad kale oo murugsan, laakiin hadda waanu ka shaqaynaynaa arrintaa, arrinta Somaliland,\u201d ayuu ku jawaabay Trump.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabdi, 09 August 2025 {CBB} Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, oo ka jawaabay su\u2019aal ku saabsanayd waxa uu ka yeelayo aqoonsiga Somaliland oo la sheegay in laga yaabo in dibu-dajin loogu sameeyo dadka reer Qasa, ayaa sheegay in ay \u201carrintaa hadda gacanta ku hayaan.\u201d Madaxweynaha ayaa su\u2019aashan la waydiiyay xilli uu xalay heshiis nabadeed u kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5559,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-5558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5558"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5561,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5558\/revisions\/5561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}