{"id":5582,"date":"2025-08-10T10:54:35","date_gmt":"2025-08-10T10:54:35","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5582"},"modified":"2025-08-10T10:54:35","modified_gmt":"2025-08-10T10:54:35","slug":"howlgallo-wadajir-ah-oo-ka-socda-gobolka-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5582","title":{"rendered":"Howlgallo wadajir ah oo ka Socda Gobolka Shabeelaha Hoose"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 10,August 2025 {CBB}<\/strong>Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo isugu jira Nabadsugid iyo Militari oo ay la socdaan ciidanka Uganda ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa howlgallo wadajir ah kawada deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>Ciidankaan iskaashanaya ayaa howlgalkooda waxa ay xooggiisa ka wadaan deegaanno hoostaga Bariire halkaas oo dib u dhigis lagu wado in lagu sameeyo buundada deegaankaas iyo adkaynta nabadgalyada maadaama mas\u2019uuliyiin kala duwan ay booqanayaan.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidankaan isku dhafka ah oo adeegsanaya diyaaradaha duulliye la\u2019aanta ee Drones-ka iyo kuwa Qumaatiga u kaca ayaa howlgallo sahmin ah ka sameeyay deegaannada weli ay joogaan \u2018AS\u2019 sida wararku sheegayaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee Gobolka Shabeelaha Hoose ka socda sii socon doonno, waxa uu ciidamada iskaashanaya faray in ay xoojiyaan howlgalladooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 10,August 2025 {CBB}Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo isugu jira Nabadsugid iyo Militari oo ay la socdaan ciidanka Uganda ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa howlgallo wadajir ah kawada deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidankaan iskaashanaya ayaa howlgalkooda waxa ay xooggiisa ka wadaan deegaanno hoostaga Bariire halkaas oo dib u dhigis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5583,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5582","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5582","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5582"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5582\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5584,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5582\/revisions\/5584"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5583"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5582"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5582"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5582"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}