{"id":559,"date":"2024-07-20T07:59:11","date_gmt":"2024-07-20T07:59:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=559"},"modified":"2024-07-20T07:59:11","modified_gmt":"2024-07-20T07:59:11","slug":"mw-jfs-xasan-sheekh-maxamuud-sheekh-cismaan-xiddig-waxa-uu-ahaa-caalim-weyn-daaci-macallin-udub-dhexaad-u-ahaa-faafinta-diinta-islaamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=559","title":{"rendered":"MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud: \u201cSheekh Cismaan Xiddig waxa uu ahaa Caalim weyn, Daaci &#038; Macallin udub dhexaad u ahaa faafinta Diinta Islaamka\u201d."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 20 July 2024 {CBB}<\/strong><strong>\u2013<\/strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Sheekh Cismaan Sheekh Cumar Sheekh Daauud oo ku magac dheeraa Sheekh Cismaan Xiddig oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu muujiyay doorka firfircoon uu Sheekh Cismaan Xiddig ka qaatay Faafinta Diinta Islaamka isaga oo udub dhexaad u ahaa soosaarista Culimo badan oo Arday badan kasii aflaxeen.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Marxuum Sheekh Cismaan Xiddig ku tilmaamay in uu waqti badan geliyay jiilal waxtar u leh Dalkeenna kuwaas oo ku guda jira faafinta Diinta Islaamka iyo in Bulshada la baro.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cInnaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.\u00a0 Alle ha u naxariisto Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa\u2019uud waxa uu ahaa caalim tacab iyo waqti badan galiyay baridda iyo faafinta diinta islaamka, waxaana ka aflaxay culumo badan oo soomaaliyeed oo maanta door weyn ku leh fidinta diinta\u201d<\/em><\/strong>\u00a0ayaa lagu yiri qoraalka Villa Somalia.<\/p>\n<p>Sheekh Cismaan Sheekh Cumar Sheekh Daauud (Sheekh Cismaan Xiddig) ayaa muddooyinkii dambe ku xannuunsanayay Magaalada Muqdisho waxaana socda qaban-qaabada aaskiisa sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 20 July 2024 {CBB}\u2013Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Sheekh Cismaan Sheekh Cumar Sheekh Daauud oo ku magac dheeraa Sheekh Cismaan Xiddig oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Qoraal kooban oo kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu muujiyay doorka firfircoon uu Sheekh Cismaan Xiddig ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":560,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-559","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/559","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=559"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/559\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":561,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/559\/revisions\/561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/560"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=559"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=559"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=559"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}