{"id":5597,"date":"2025-08-11T07:28:34","date_gmt":"2025-08-11T07:28:34","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5597"},"modified":"2025-08-12T07:29:16","modified_gmt":"2025-08-12T07:29:16","slug":"duqa-boosaaso-oo-guri-ku-wareejiyay-c-laahi-xasan-cali-oo-baahiyaha-gaar-ah-qabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5597","title":{"rendered":"Duqa Boosaaso oo guri ku wareejiyay C\/laahi Xasan Cali oo baahiyaha gaar ah qabo."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin,11 August 2025 {CBB}<\/strong>Dr Cabdiraxmaan Cabdullahi Cali oo ah Duqa cusub ee Magaalada Bosaaso ayaa guri hanti ah ku wareejiyey Cabdulaahi Xasan Cali oo labadiisa lugood ku waayey shaqo ay u dirtay dowladda hose sanadkii 2023.<\/p>\n<p>Shaqada uu lugihiisa ku waayay ayaa aheyd duminya dhismayaal sharcidaro ah oo laga dhistay hareeraha wadooyinka Magaaladaas.<\/p>\n<p>Talaabadan uu qaaday Duqa Cusub ee Magaalada Boosaaso ayaa ah mid dhiiri gilineyso howlwadeenada kale ee ka shaqeeya Dowladda hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin,11 August 2025 {CBB}Dr Cabdiraxmaan Cabdullahi Cali oo ah Duqa cusub ee Magaalada Bosaaso ayaa guri hanti ah ku wareejiyey Cabdulaahi Xasan Cali oo labadiisa lugood ku waayey shaqo ay u dirtay dowladda hose sanadkii 2023. Shaqada uu lugihiisa ku waayay ayaa aheyd duminya dhismayaal sharcidaro ah oo laga dhistay hareeraha wadooyinka Magaaladaas. Talaabadan uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5598,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5597","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5597","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5597"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5597\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5599,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5597\/revisions\/5599"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5598"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5597"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5597"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5597"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}