{"id":5622,"date":"2025-08-13T10:31:35","date_gmt":"2025-08-13T10:31:35","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5622"},"modified":"2025-08-13T10:31:35","modified_gmt":"2025-08-13T10:31:35","slug":"soomaaliya-iyo-kuwait-oo-kala-saxiixday-heshiisyo-oo-kor-u-qaadaya-xiriirka-diblomaasiyadeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5622","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Kuwait oo kala saxiixday heshiisyo oo kor u qaadaya xiriirka diblomaasiyadeed"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga mudane Cabdisalaan Cabdi Cali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kuwait ayaa kula kula kulmay Caasimadda Kuwait, dhiggiisa, Wasiirka arrimaha Dibadda Dowladda Kuwait mudane Cabdullaahi Cali Cabdullaahi Al-Yahya.<\/p>\n<p>Intii lagu guda-jiray kulanka, waxaa labada wasiir ay ka wada hadleen xiriirka xooggan ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, waxa ayna ay isla qaadaa-dhigeen siyaabaha kor loogu qaadi karo iskaashi dhinacyo kala duwan leh, iyaga oo is-dhaafsaday aragtiyo ku aaddan xaaladihii ugu dambeeyay ee heer gobol iyo heer caalami.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Kulanka kadib, waxaa la kala saxiixday dhowr heshiis iyo is-afgarad, taasi oo caddayn u ah sida ay labada dal uga go\u2019an tahay qoto-dheereynta iskaashiga.<\/p>\n<p>Is-afgaradyada la saxiixay waxaa ka mid ah, unkidda guddi wadaag ah oo dardargeliya iskaashiga labo dhinaclaha, heshiis ku saabsan wadatashiyada labo geesoodka iyo is-afgarad iskaashi oo u dhexeeya Machadka Diblomaasiyadda Saud Al-Nasser Al-Sabah ee Dowladda Kuweyt iyo Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga mudane Cabdisalaan Cabdi Cali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kuwait ayaa kula kula kulmay Caasimadda Kuwait, dhiggiisa, Wasiirka arrimaha Dibadda Dowladda Kuwait mudane Cabdullaahi Cali Cabdullaahi Al-Yahya. Intii lagu guda-jiray kulanka, waxaa labada wasiir ay ka wada hadleen xiriirka xooggan ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5623,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5622","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5622","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5622"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5624,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5622\/revisions\/5624"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5623"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}