{"id":5629,"date":"2025-08-13T10:37:57","date_gmt":"2025-08-13T10:37:57","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5629"},"modified":"2025-08-13T10:37:57","modified_gmt":"2025-08-13T10:37:57","slug":"madaxweyne-zelensky-oo-diiday-in-uu-xabad-joojin-ku-badesho-gobolka-donbas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5629","title":{"rendered":"Madaxweyne Zelensky oo diiday in uu xabad-joojin ku badesho gobolka Donbas"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco\u00a0 13, Aug 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in dalkiisu uu diidi doono soo jeedin kaga timaada Ruushka oo ku saabsan in Ukraine ay ka tanaasusho gobolka Donbas si loogu beddelo xabbad-joojin. Wuxuu uga digay in tani ay noqon karto tallaabo hordhac u ah weerarro kale oo mustaqbalka ah.<\/p>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Zelensky wuxuu hadalkan ka jeediyay ka hor kulan la filayo inuu Jimcaha ka dhaco Alaska, oo ay yeelanayaan Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Ruushka, Vladimir Putin.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Trump ayaa sheegay in heshiis nabadeed oo kasta uu ku jiri karo \u201cisku beddelasho dhulal ah\u201d, waxaana la rumeysan yahay in mid ka mid ah dalabyada Putin uu yahay in Kyiv ay ka tanaasusho gobolka Donbas oo ay weli gacanta ku hayaan Ruushka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Dhanka kale, ciidamada Ruushka ayaa sii wadaya weerarradooda , iyaga oo si lama filaan ah ugu sii siqay magaalada bariga ku taalla ee Dobropillia.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Ruushka ay horumar ka sameynayaan weerarrada oo gudaha ay u sii galayaan goobaha qaar.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco\u00a0 13, Aug 2025 {CBB}Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in dalkiisu uu diidi doono soo jeedin kaga timaada Ruushka oo ku saabsan in Ukraine ay ka tanaasusho gobolka Donbas si loogu beddelo xabbad-joojin. Wuxuu uga digay in tani ay noqon karto tallaabo hordhac u ah weerarro kale oo mustaqbalka ah. Zelensky wuxuu hadalkan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5630,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5629","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5629"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5631,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5629\/revisions\/5631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}