{"id":5653,"date":"2025-08-15T09:09:20","date_gmt":"2025-08-15T09:09:20","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5653"},"modified":"2025-08-15T09:09:20","modified_gmt":"2025-08-15T09:09:20","slug":"munaasabadda-lagu-maamuusayay-aasaaska-galmudug-oo-dhuusamareeb-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5653","title":{"rendered":"Munaasabadda lagu maamuusayay Aasaaska Galmudug oo Dhuusamareeb lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 15, Aug 2025 {CBB}<\/strong>Magaalada Dhuusamareeb xarunta Dowlad-Goboleedka Galmudug waxaa ka dhacday munaasabad lagu maamuusayay aasaaska Maamulkaas oo ku beegan 14ka Agoosto, waxaa ka qaybgalay mas\u2019uuliyiin isugu jirta heer federaal iyo heer dowlad-Goboleed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Munaasabadda waxaa ka qaybgalay boqolaal kamid ah Shacabka Magaalada Dhuusamareeb iyo marti Magaaladaas u tagtay ka qaybgalka munaasabadda 14ka Agoosto oo ah markii la aasaasay Dowlad-Goboleedkaas.<\/p>\n<p>Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor oo ka hadlay howlaha adag ee Dowlad-Goboleedka Galmudug loosoo maray sidii loo aasaasi lahaa loona xoojin lahaa dhismaha Maamuleed, waxa uu ku baaqay in la garab istaago maamulkaas.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin katirsan labada Gole ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedka oo dhankooda madasha ka hadlay ayaa bogaadiyay isku duubnimada reer Galmudug ay muujiyeen, waxa ay soo jeediyeen in la kordhiyo garab istaagga maamulkooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 15, Aug 2025 {CBB}Magaalada Dhuusamareeb xarunta Dowlad-Goboleedka Galmudug waxaa ka dhacday munaasabad lagu maamuusayay aasaaska Maamulkaas oo ku beegan 14ka Agoosto, waxaa ka qaybgalay mas\u2019uuliyiin isugu jirta heer federaal iyo heer dowlad-Goboleed. Sidoo kale, Munaasabadda waxaa ka qaybgalay boqolaal kamid ah Shacabka Magaalada Dhuusamareeb iyo marti Magaaladaas u tagtay ka qaybgalka munaasabadda 14ka Agoosto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5654,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5653","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5653","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5653"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5655,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5653\/revisions\/5655"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5654"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}