{"id":569,"date":"2024-07-20T08:07:54","date_gmt":"2024-07-20T08:07:54","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=569"},"modified":"2024-07-20T08:07:54","modified_gmt":"2024-07-20T08:07:54","slug":"wafdi-uu-hoggaaminayo-guddoomiyaha-sodma-oo-bakool-u-tagay-u-kuurgelidda-xaaladaha-bani-aadamnimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=569","title":{"rendered":"Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha SODMA oo Bakool u tagay u kuurgelidda Xaaladaha Bani aadamnimo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 20 July 2024 {CBB}<\/strong><strong>\u2013<\/strong>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Saakay gaaray Degmada Xuddur xarunta Gobolka Bakool Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>Wafdiga waxaa kamid ah Wasiirka Gargaaarka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush &amp; Mas\u2019uuliyiin kale oo howshoodu tahay arrimaha bani aadamnimada si loosoo ogaado xaaladaha dhabta ah ee halkaas ka jira.<\/p>\n<p>Maxamuud Macallin Cabdulle, Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa sheegay in ay booqanayaan xeryaha Barakacayaasha oo ah halka ay saldhigteen qoysaska naftooda kala soo baxday Abaaraha, Daadadka &amp; dhibaatooyin kale.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa marka uu u kuurgalo xaaladaha bani aadamnimada kaddib waxa uu go\u2019aamin doonnaa qorshaha xiga ee la sameynayo maadaama Hay\u2019adda SODMA ay qaabilsan tahay u gurmashada Dadka xaaladaha adag wajahaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 20 July 2024 {CBB}\u2013Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Saakay gaaray Degmada Xuddur xarunta Gobolka Bakool Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed. Wafdiga waxaa kamid ah Wasiirka Gargaaarka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush &amp; Mas\u2019uuliyiin kale oo howshoodu tahay arrimaha bani aadamnimada si loosoo ogaado xaaladaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":570,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-569","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/569","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=569"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":572,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/569\/revisions\/572"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/570"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}