{"id":5693,"date":"2025-08-17T09:26:03","date_gmt":"2025-08-17T09:26:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5693"},"modified":"2025-08-17T09:26:03","modified_gmt":"2025-08-17T09:26:03","slug":"mw-xasan-sheekh-maxamuud-oo-dhuusamareeb-ku-wajahan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5693","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh Maxamuud oo Dhuusamareeb ku wajahan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad, 17 August 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb xarunta Dowlad-Goboleedka Galmudug sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow safarkiisa Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarrig jaraya Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb ee Ugaas Nuur oo dhowaan dib u dhis lagu sameeyay iyo in uu dardargeliyo howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee Deegaannada Dowlad-Gobolka Galmudug.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in uu kulamo la qaato mas\u2019uuliyiinta Dowlad-Goboleedka Galmudug, Saraakiisha Ciidamada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada si uu ugala hadlo ujeedka safarkiisa Dhuusamareeb.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad, 17 August 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb xarunta Dowlad-Goboleedka Galmudug sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow safarkiisa Gobolka Galgaduud. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarrig jaraya Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb ee Ugaas Nuur oo dhowaan dib u dhis lagu sameeyay iyo in uu dardargeliyo howlgallada ka dhanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5694,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5693","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5693","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5693"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5695,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5693\/revisions\/5695"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5694"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}