{"id":5696,"date":"2025-08-17T09:42:04","date_gmt":"2025-08-17T09:42:04","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5696"},"modified":"2025-08-17T09:42:04","modified_gmt":"2025-08-17T09:42:04","slug":"hirshabelle-oo-muqdisho-ka-sagootisay-macawiisleyda-ka-soo-kabtay-dhaawacyadii-ka-soo-gaaray-dagaalka-ay-kula-jireen-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5696","title":{"rendered":"Hirshabelle oo Muqdisho ka sagootisay Macawiisleyda ka soo kabtay dhaawacyadii ka soo gaaray dagaalka ay kula jireen Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad, 17 August 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf-Dabageed) ayaa garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxa uu ku sagootiyey 50 ruux oo ka mid ah xaq-u-dirirka deegaanka (Macawiisleey) kuwaas oo kasoo kabtay dhaawacyadii kasoo gaaray dagaalka lagula jiro Khawaarijta, sida lagu sheegay war ka soo baxay Xafiiska Maamulka Hirshabelle.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah xubnaha macawiisleeyda ee maanta u safray magaalada Buulo-burte ayaa Dowladda Hirshabeelle uga mahadceliyey garab-istaaga iyo in dib ay ula midoobaan qoysaskooda oo muddo ay kala maqnaayeen.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa kula dardaarmay: \u201cRuntii ma jirto geesinimo ka weyn dhaawiciina kaddib inaad markale ku laabaneysaan fagaaraha dagaalka ee aad ku ciqaabteen Khawaarijta. Tani waxay rejo u tahay shacabka Soomaaliyeed.\u201d<\/p>\n<p>Dowladda Hirshabeelle iyo shacabka xaq-u-dirirka ayaa waqti dheer waxay dagaal adag kula jiraan Khawaarijta kusoo duushay ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad, 17 August 2025 {CBB}Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf-Dabageed) ayaa garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxa uu ku sagootiyey 50 ruux oo ka mid ah xaq-u-dirirka deegaanka (Macawiisleey) kuwaas oo kasoo kabtay dhaawacyadii kasoo gaaray dagaalka lagula jiro Khawaarijta, sida lagu sheegay war ka soo baxay Xafiiska Maamulka Hirshabelle. Qaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5697,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5696","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5696","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5696"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5696\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5698,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5696\/revisions\/5698"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5697"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5696"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5696"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5696"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}