{"id":5714,"date":"2025-08-18T07:47:16","date_gmt":"2025-08-18T07:47:16","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5714"},"modified":"2025-08-18T07:47:16","modified_gmt":"2025-08-18T07:47:16","slug":"dibad-baxyo-waaweyn-oo-ka-dhacay-israaiil-oo-lagu-dalbanayo-heshiis-laga-gaadho-dagaalka-qasa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5714","title":{"rendered":"Dibad-baxyo waaweyn oo ka dhacay Israa\u2019iil oo lagu dalbanayo heshiis laga gaadho dagaalka Qasa"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin, 18 August 2025 {CBB}<\/strong>Boqollaal kun oo qof ayaa isugu soo baxay Israa\u2019iil si ay ugu baaqaan in la joojiyo dagaalka Qasa iyo in la gaadho heshiis lagu sii dayno la haystayaasha u xidhan Xamaas. Dadweynihii ugu badnaa ayaa lagu arkayay fagaaraha la haystayaasha ee magaalada Tel Aviv maalintii Axadda.<\/p>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Mudaharaadayaasha ayaa sheegaya in qorshaha dawladda ay ku dooneyso in ay kula wareegto magaalada Qasa uu halis gelinayo nolosha ku dhawaad 20 la heyste oo weli gacanta ugu jira Xamaas.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Shaqo-joojin qaran oo hal maalin ah ayaa qayb ka ah qayb ka ah mudaaharaadada ballaadhan waxaana la xidhay waddooyinka, xafiisyada, jaamacadaha iyo goobo kale. Ku dhawaad 40 qof ayaa la xidhay.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin, 18 August 2025 {CBB}Boqollaal kun oo qof ayaa isugu soo baxay Israa\u2019iil si ay ugu baaqaan in la joojiyo dagaalka Qasa iyo in la gaadho heshiis lagu sii dayno la haystayaasha u xidhan Xamaas. Dadweynihii ugu badnaa ayaa lagu arkayay fagaaraha la haystayaasha ee magaalada Tel Aviv maalintii Axadda. Mudaharaadayaasha ayaa sheegaya in qorshaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5715,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-5714","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5714","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5714"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5714\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5716,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5714\/revisions\/5716"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5715"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5714"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5714"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5714"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}