{"id":5754,"date":"2025-08-20T07:38:25","date_gmt":"2025-08-20T07:38:25","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5754"},"modified":"2025-08-20T07:38:25","modified_gmt":"2025-08-20T07:38:25","slug":"maxkamada-ciidamada-qalabka-sida-oo-saaka-dil-toogasho-ah-ku-fulisay-xubno-ka-tirsanaa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5754","title":{"rendered":"Maxkamada ciidamada Qalabka sida oo saaka dil toogasho ah ku fulisay xubno ka tirsanaa Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, 20 Aug 2025 {CBB}<\/strong>Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka markale dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Toogashada ayaa waxaa lagu fuliyay Saleebaan Xuseen Nuur Cali, oo magac afgarasho u adeegsaday Cali &amp; Siyaaf, iyo Cabdiqaadir Abuukar Axmed, oo isaguna magac afgarasho u adeegsan jiray Nasru-diin &amp; Saabir.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Maalmo ka hor ayay aheyd markii xukun dil toogasho ah lagu fuliyay rag ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab, kuwaasi oo horay dilal u geystay<\/p>\n<p>Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa weli u xiran rag xukunsanayaal ah, kuwaas oo ka tirsan Al-Shabaab, iyada oo la filayo in dhawaan dil toogasho lagu fuliyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, 20 Aug 2025 {CBB}Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka markale dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab. Toogashada ayaa waxaa lagu fuliyay Saleebaan Xuseen Nuur Cali, oo magac afgarasho u adeegsaday Cali &amp; Siyaaf, iyo Cabdiqaadir Abuukar Axmed, oo isaguna magac afgarasho u adeegsan jiray Nasru-diin &amp; Saabir. Maalmo ka hor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5755,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5754","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5754","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5754"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5754\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5756,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5754\/revisions\/5756"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5755"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}