{"id":5757,"date":"2025-08-20T07:40:24","date_gmt":"2025-08-20T07:40:24","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5757"},"modified":"2025-08-20T07:40:24","modified_gmt":"2025-08-20T07:40:24","slug":"diiwaan-gelinta-doorashada-guddoonka-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-maanta-bilaabanaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5757","title":{"rendered":"Diiwaan gelinta doorashada Guddoonka Baarlamaanka Waqooyi Bari oo maanta bilaabanaysa."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, 20 Aug 2025 {CBB}<\/strong>Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa maanta si rasmi ah looga bilaabay qabashada codsiyada musharraxiinta iyo diiwaangelinta doorashada guddoonka Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya.<\/p>\n<p>Habraaca diiwaangelinta musharraxiinta ayaa socon doona ilaa Jimcaha, 22 Agoosto, halka doorashada guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo labadiisa ku-xigeen lagu wado inay qabsoonto Sabtida, 23 Agoosto 2025.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Musharraxiinta ku tartamaya xilka guddoonka Baarlamaanka ayaa soo bandhigi doono barnaamijyadooda siyaasadeed iyo waxqabad, kuwaas oo ay ku doodayaan inay horseedi doonaan isbeddel, hufnaan iyo cadaalad.<\/p>\n<p>Waxaa musharraxiinta ka mid ah:<\/p>\n<p>Xildhibaan Abdiqafar Mohamud Mohamed (Dheeliye)<\/p>\n<p>Xildhibaan Dr. Aden Abdullahi Aw Hassan<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdisahal Jaamac Maxamed<\/p>\n<p>Doorashada guddoonka Baarlamaanka maamulka cusub ayaa lagu tilmaamay mid muhiim u ah dhismaha hay\u2019adaha sharci-dejinta ee Waqooyi Bari, isla markaana go\u2019aamin doonta jihada siyaasadeed ee maamulka cusub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, 20 Aug 2025 {CBB}Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa maanta si rasmi ah looga bilaabay qabashada codsiyada musharraxiinta iyo diiwaangelinta doorashada guddoonka Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya. Habraaca diiwaangelinta musharraxiinta ayaa socon doona ilaa Jimcaha, 22 Agoosto, halka doorashada guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo labadiisa ku-xigeen lagu wado inay qabsoonto Sabtida, 23 Agoosto 2025. Musharraxiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5758,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5757"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5760,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5757\/revisions\/5760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}