{"id":5769,"date":"2025-08-21T06:47:33","date_gmt":"2025-08-21T06:47:33","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5769"},"modified":"2025-08-22T06:50:20","modified_gmt":"2025-08-22T06:50:20","slug":"israiil-oo-ansixiyay-inay-kala-qaybinayo-bariga-quddus-iyo-daanta-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5769","title":{"rendered":"Isra\u2019iil Oo Ansixiyay Inay kala qaybinayo Bariga Quddus iyo Daanta Galbeed"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis, 21 Aug 2025 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Israa\u2019iil ayaa siisay oggolaanshaha kama dambaysta ah ee mashruuca deegaamaynta ee muranka dhaliyay kaas oo gabi ahaanba laba qaybood u kala goyn doona Daanta Galbeed ee haysto iyo Bariga Quddus.<\/p>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Dhismaha aagga E1 ayaa la hakiyay 20 sano maaddaama uu la kulmay mucaaradad caalami ah oo laga ga soo horjeedo.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Dadka dhalleeceeya ayaa ka digaya in qorshahan uu burburin doono rajo kasta oo laga lahaa dawlad Falastiini ah.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Arbacadii, guddiga wasaaradda gaashaandhigga ayaa ansixiyay qorshe 3,400 guri oo ku yaal aagga E1. Wasiirka maaliyadda ee midigta-fog, Bezalel Smotrich oo daaha ka rogay qorshahan usbuucii hore, ayaa sheegay in fikradda dawlad Falastiin leedahay \u201cla tirtiro.\u201d<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Maamulka falastiiniyiinta ayaa cambaareeyay tallaabadaasi, waxayna sheegeen in ay tahay mid sharci darro ah, islamarkaana ay meesha ka saarayso rajadii laga qabay in xalka labada dawladood.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Israa\u2019iil ayaa ilaa 160 deegaan u dhistay 700,000 oo Yuhuud ah tan iyo markii ay qabsatay Daanta Galbeed iyo Bariga Quddus.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis, 21 Aug 2025 {CBB}\u00a0Israa\u2019iil ayaa siisay oggolaanshaha kama dambaysta ah ee mashruuca deegaamaynta ee muranka dhaliyay kaas oo gabi ahaanba laba qaybood u kala goyn doona Daanta Galbeed ee haysto iyo Bariga Quddus. Dhismaha aagga E1 ayaa la hakiyay 20 sano maaddaama uu la kulmay mucaaradad caalami ah oo laga ga soo horjeedo. Dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5770,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-5769","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5769","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5769"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5769\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5771,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5769\/revisions\/5771"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5769"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5769"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5769"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}