{"id":579,"date":"2024-07-20T15:56:27","date_gmt":"2024-07-20T15:56:27","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=579"},"modified":"2024-07-20T15:56:27","modified_gmt":"2024-07-20T15:56:27","slug":"guddoomiyaha-hayadda-sodma-shacabka-magaalada-xudur-waxaa-ay-wajahayaan-xaalad-adag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=579","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Hay\u2019adda SODMA \u201cShacabka magaalada Xudur waxaa ay wajahayaan xaalad adag\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 20 July 2024 {CBB}<\/strong><strong>\u2013<\/strong>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminaayo qeybna ka yihiin Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush iyo masuuliyiin ka socday Hay\u2019addaha Gargaarka sida IOM, WFP, UNHC, OCHA iyo UNICEF ayaa maanta gaaray magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool.<\/p>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Wafdiga Guddoomiyaha ayaa kormeer ku tageen xarumaha ay degganyihiin dadka barakacyaasha ah ee is-beddelka cimilada saameynta ka soo gaartay iyo kuwo khawaarijta ka soo barakicisay degmooyinka Tiyeeklow iyo Rabdhuure, kuwaas oo haatan xaalad aad u adag wajahaya.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Guddoomiyaha iyo masuuliyiinta kale ayaa u kuurgalay xaaladaha dhabta ah ee ka jira kaamamkaan, iyagoo mid mid u xogwareeystay dadka, waxaana ay goob fagaaro ah gargaar ugu qeybiyeen in ka badan 600 oo qoys.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ugu danbeyn, guddoomiyaha ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo dhexmaray SoDMA, Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed, maamulka gobolka Bakool iyo hay\u2019adaha Gargaarka waxaana looga hadlay sidii garagar deg-deg ah oo ballaaran loo gaarsiin la ahaa shacabka ku tabaalaysan gudaha Xudur, degmooyinka iyo deegaanada kale ee gobolka Bakool.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 20 July 2024 {CBB}\u2013Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminaayo qeybna ka yihiin Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush iyo masuuliyiin ka socday Hay\u2019addaha Gargaarka sida IOM, WFP, UNHC, OCHA iyo UNICEF ayaa maanta gaaray magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool. Wafdiga Guddoomiyaha ayaa kormeer ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":580,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-579","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/579","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=579"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":581,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/579\/revisions\/581"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/580"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}