{"id":5847,"date":"2025-08-24T16:03:03","date_gmt":"2025-08-24T16:03:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5847"},"modified":"2025-08-24T16:03:03","modified_gmt":"2025-08-24T16:03:03","slug":"wasaaradda-waxbarashada-xfs-oo-markii-ugu-horraysay-meel-ka-baxsan-muqdisho-ka-shaacinaysa-natiijada-imtixaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5847","title":{"rendered":"Wasaaradda Waxbarashada XFS oo markii ugu horraysay meel ka baxsan Muqdisho ka shaacinaysa Natiijada Imtixaanka ."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad , 24 Aug 2025 {CBB}<\/strong>Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa gelinka dambe maanta ku dhawaaqaysa natiijada Imtixaan sanadeedka 2024\/25\u00a0 Dugsiga Sare (Fasalka 12aad) oo ay galeen Arday gaaraysa in ka badan 39 kun.<\/p>\n<p>Ardayda ugu badan ee Imtixaanka gashay waxa ay wax ka barteen dugsiyada ku yaalla Gobolka Banaadir, waxa ay sugayaan Natiijada ay ka heleen Imtixaankii ay galeen Bartamihii Sanadkaan iyaga oo qaarkood hadal haya natiijadaas maanta soo baxaysa.<\/p>\n<p>Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha &amp; Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale shaacineysa saddexda Arday ee galay Kaalmaha hore iyo fursadda la siinayo si ay usii wataan hayaankooda Waxbarashada.<\/p>\n<p>Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa sheegtay in markii ugu horraysay natiijada Imtixaanka Dugsiga sare ka shaacin doonto Meel ka baxsan Magaalada Muqdisho waana Magaalada Jowhar xarunta Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle.<\/p>\n<div class=\"html-div xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak xexx8yu xyri2b x18d9i69 x1c1uobl\">\n<div class=\"html-div xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak xexx8yu xyri2b x18d9i69 x1c1uobl\" dir=\"auto\">\n<div class=\"html-div xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak xexx8yu xyri2b x18d9i69 x1c1uobl\" data-ad-rendering-role=\"story_message\">\n<div id=\"_r_8c7_\" class=\"x1iorvi4 xjkvuk6 x1g0dm76 xpdmqnj\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"html-div xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak xexx8yu xyri2b x18d9i69 x1c1uobl\">\n<div class=\"xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><em><strong>\u201cWasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay la wadaageysaa bulshada in Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 12aad ee sanad-dugsiyeedka 2024\/2025 markii ugu horreysay lagu soo bandhigi doono meel ka baxsan caasimadda dalka, iyadoo munaasabadda rasmiga ah lagu qaban doono magaalada Jowhar, caasimadda dowlad-goboleedka Hirshabeelle.\u201d<\/strong><\/em>\u00a0ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad , 24 Aug 2025 {CBB}Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa gelinka dambe maanta ku dhawaaqaysa natiijada Imtixaan sanadeedka 2024\/25\u00a0 Dugsiga Sare (Fasalka 12aad) oo ay galeen Arday gaaraysa in ka badan 39 kun. Ardayda ugu badan ee Imtixaanka gashay waxa ay wax ka barteen dugsiyada ku yaalla Gobolka Banaadir, waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5847","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5847"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5849,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5847\/revisions\/5849"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}