{"id":588,"date":"2024-07-21T08:08:32","date_gmt":"2024-07-21T08:08:32","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=588"},"modified":"2024-07-21T08:08:32","modified_gmt":"2024-07-21T08:08:32","slug":"mw-jfs-xasan-sheekh-safiirka-imaaraatka-ee-soomaaliya-oo-kawada-hadlay-xiriirka-labada-dal-amniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=588","title":{"rendered":"MW JFS Xasan Sheekh &#038; Safiirka Imaaraatka ee Soomaaliya oo kawada hadlay Xiriirka labada Dal &#038; Amniga"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 21 July 2024 {CBB}<\/strong><strong>\u2013<\/strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Axmed Juma Al-Rumaythi iyaga oo kawada hadlay xoojinta xiriirka labada Dal &amp; Arrimaha Amniga.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Axmed Juma waxa ay si qoto-dheer uga wadahadleen kaalinta Dowladda Imaaraatka Carabta ka qaadanayso qorshaha lagu garab istaagayo in Soomaaliya ay xoojiyo Amniga lana wareegto mas\u2019uuliyadda saaran.<\/p>\n<p>Danjiraha Isutagga Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya ayaa dhankiisa sheegay in Dowladdiisa ay ka go\u2019an tahay garab-istaagga Dowladda Federaalka si ay uga caawiyo hirgelinta himilooyinka u degsan sida uu hadalka uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ka garabsiiyay bixinta dhaqaalaha ku baxa ciidamada gaarka ah ee sugaya Amniga Magaalada Muqdisho halka macallimiin iyo Saraakiil Amni ay ka joogaan Caasimadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 21 July 2024 {CBB}\u2013Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Axmed Juma Al-Rumaythi iyaga oo kawada hadlay xoojinta xiriirka labada Dal &amp; Arrimaha Amniga. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Axmed Juma waxa ay si qoto-dheer uga wadahadleen kaalinta Dowladda Imaaraatka Carabta ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":589,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-588","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/588","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=588"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/588\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":590,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/588\/revisions\/590"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/589"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}