{"id":5890,"date":"2025-08-26T07:42:39","date_gmt":"2025-08-26T07:42:39","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5890"},"modified":"2025-08-27T07:45:06","modified_gmt":"2025-08-27T07:45:06","slug":"r-wasaare-xamsa-oo-khubad-ka-jeedinaya-shir-ka-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5890","title":{"rendered":"R\/wasaare Xamsa oo khubad ka jeedinaya shir ka Shiinaha."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, 26 Aug 2025 {CBB} <\/strong>\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda\u00a0 Federaalka Soomaaliya,Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray dalka Shiinaha, si uu uga qeyb galo Shirka 7aad ee China\u2013Arab States Expo, oo ka furmaya magaalada Yinchuan.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa xoojinta iskaashiga ganacsiga, maalgashiga, tiknoolajiyadda iyo tamarta, iyadoo la filayo in uu noqdo madal muhiim ah oo lagu horumariyo xiriirka dhaqaale ee Shiinaha iyo dalalka Carabta.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Waxaa la filayaa in khudbadda Ra\u2019iisul Wasaaraha ay xoogga saari doonto kheyraadka dabiiciga ah, dekedaha, beeraha, iyo tamarta oo Soomaaliya ka jirta, si loo soo jiito maalgashi caalami ah oo bulshada Soomaaliyeed ka faa\u2019iideysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, 26 Aug 2025 {CBB} \u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda\u00a0 Federaalka Soomaaliya,Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray dalka Shiinaha, si uu uga qeyb galo Shirka 7aad ee China\u2013Arab States Expo, oo ka furmaya magaalada Yinchuan. Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa xoojinta iskaashiga ganacsiga, maalgashiga, tiknoolajiyadda iyo tamarta, iyadoo la filayo in uu noqdo madal muhiim ah oo lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5891,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5890","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5890"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5892,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5890\/revisions\/5892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}