{"id":5894,"date":"2025-08-26T07:45:49","date_gmt":"2025-08-26T07:45:49","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5894"},"modified":"2025-08-27T07:47:41","modified_gmt":"2025-08-27T07:47:41","slug":"dibadbaxyo-waa-weyn-oo-ka-socda-israaiil-iyo-waddooyin-la-xiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5894","title":{"rendered":"Dibadbaxyo waa weyn oo ka socda Israa\u2019iil iyo waddooyin la xiray?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, 26 Aug 2025 {CBB} <\/strong>Mudaaharaadyo ayaa ka socda guud ahaan Israa\u2019iil iyadoo kooxda ugu weyn ee u dooda la haystayaasha Israa\u2019iil ee Gaza ay maanta dhigayaan mudaaharaadyo ay ku dalbanayaan in lahaystayaasha ku jira gacanta Xamaas lagu soo celiyo dalkooda.<\/p>\n<p>Sawirada ayaa muujinaya wadooyin waaweyn oo ay xireen dad mudaaharaadaya oo ka tirsan qoysaska Israa\u2019iiliyiinta la heysto, ka hor isu soo baxyada isla maanta la qorsheynayo in lagu qabto magaalooyin kale saacadaha soo aadan.<\/p>\n<p>Qoysaska lahaystayaasha ayaa dalbanaya xabad joojin deg deg ah in la gaaro, lana joojiyo howlgalka cusub ee Israa\u2019iil kula wareegeyso guud ahaan magaalada Qasa.<\/p>\n<p>Dibedbaxan ayaa ku soo aadayaa ka dib markii ilaa 20 qof shacab ab ay ku jiraan wariyaal iyo shaqaale caafimaad shalay lagu dilay labo weerar oo ay Israa\u2019iil ku qaadday cisbitaalka Nasser ee Khan Ynis, iyadoo dadka dhintay ay ku jireen shan suxufi.<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Israa\u2019iil, Benjamin Netanyahu, ayaa ku tilmaamay dhacdadan mid naxdin leh, wuxuuna sheegay in militarigu \u201cay wadaan baaritaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, 26 Aug 2025 {CBB} Mudaaharaadyo ayaa ka socda guud ahaan Israa\u2019iil iyadoo kooxda ugu weyn ee u dooda la haystayaasha Israa\u2019iil ee Gaza ay maanta dhigayaan mudaaharaadyo ay ku dalbanayaan in lahaystayaasha ku jira gacanta Xamaas lagu soo celiyo dalkooda. Sawirada ayaa muujinaya wadooyin waaweyn oo ay xireen dad mudaaharaadaya oo ka tirsan qoysaska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5895,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5894","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5894"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5896,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5894\/revisions\/5896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5895"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}