{"id":5918,"date":"2025-08-27T08:11:03","date_gmt":"2025-08-27T08:11:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5918"},"modified":"2025-08-27T08:11:03","modified_gmt":"2025-08-27T08:11:03","slug":"ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-laamiga-kalabayr-ee-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5918","title":{"rendered":"Ciidamo gadoodsan oo xirtay laamiga Kalabayr ee Boosaaso."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, 27 Aug 2025 {CBB}<\/strong>Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa saaka laamiga dheer ee deegaanka Kalabayr ee gobolka Bari xiray, iyaga oo ka gadoodsan mushaar la\u2019aan muddo dheer heysatay.<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa halkaasi ku joojiyay gaadiid badan oo xamuul ah oo kasoo dhaqaaqay dekedda magaalada Boosaaso kuna sii jeeday gobollada kale.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in ciidanka gadoodsan ay wateen gaadiid dagaal isla markaana ay kasoo degeen buuraha Calmiskaad halkaas oo ay ku sugnaayeen.<\/p>\n<p>Waxay xukuumadda Puntland si cad ugu dalbanayaan in degdeg loogu bixiyo xuquuqda iyo mushaaraadkooda, iyagoo ku goodiyay in aysan furi doonin jidka ilaa inta cabashadooda laga xalinaayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka ayaa sheegay in ay marar badan u gudbiyeen cabashooyin iyo dalab rasmi ah xukuumadda madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, balse aysan wax jawaab ah ka helin.<\/p>\n<p>Sida ay sheegeen, tani ayaa sababtay in ay qaadaan tallaabadan culus ee ah xiritaanka waddada muhiimka ah ee isku xirta Boosaaso iyo gobollada kale ee Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xukuumadda Puntland weli kama aysan hadlin gadoodka ciidamada, balse xaaladda ayaa abuurtay hakad weyn oo ku yimid isku socodka gaadiidka iyo dhaqaalaha gobolka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, 27 Aug 2025 {CBB}Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa saaka laamiga dheer ee deegaanka Kalabayr ee gobolka Bari xiray, iyaga oo ka gadoodsan mushaar la\u2019aan muddo dheer heysatay. Ciidanka ayaa halkaasi ku joojiyay gaadiid badan oo xamuul ah oo kasoo dhaqaaqay dekedda magaalada Boosaaso kuna sii jeeday gobollada kale. &nbsp; Wararka ayaa sheegaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5919,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5918","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5918","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5918"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5918\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5920,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5918\/revisions\/5920"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}