{"id":5925,"date":"2025-08-28T10:49:09","date_gmt":"2025-08-28T10:49:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5925"},"modified":"2025-08-28T10:49:09","modified_gmt":"2025-08-28T10:49:09","slug":"soomaaliya-iyo-kazakhstan-oo-yeeshay-xiriir-diblumaasiyadeed-oo-rasmi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5925","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Kazakhstan oo yeeshay xiriir diblumaasiyadeed oo rasmi ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis, 28 Aug 2025 {CBB}<\/strong>Dowladaha Soomaaliya iyo Kazakhstan ayaa ku dhawaaqay in ay si rasmi ah u yeesheen Xiriir diblumaasiyadeed, sida lagu sheegay bayaan ay wadajir u soo saareen.<\/p>\n<p>Kulan ka dhacay Magaalada Newyork ee dalka Mareykanka ayaa waxaa billaabashada xiriirka cusub wada saxiixay Safiirka Kazakhstan u fadhiya Qaramada Midoobay, Kairat Umarov, iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abukar Dahir Osman.<\/p>\n<p>Safiirada Qaramada Midoobay u fadhiya dalalka Soomaaliya iyo Kazakhstan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in iskaashigan la xiriiro arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.<\/p>\n<p>Labada dal ayaa hore uma laheyn xiriir diblumaasiyadeed oo rasmi ah, marka laga tago kulamada ay yeelan jireen madaxda labada wadan oo looga hadli jiray arrimaha taagan.<\/p>\n<p>Soomaaliya iyo Kazakhstan ayaa la filayaa in ay kala furtaan xarruumaha Safaaradaha ee labada dal, si loo sii xoojiyo iskaashigooda.<\/p>\n<p>Kazakhstan ayaa ah dal ku yaalla bartamaha Aasiya oo aan laheyn bad, waxaana uu kamid ahaa wadamadii hoos imaan jiray Midowga Suufiyeet.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis, 28 Aug 2025 {CBB}Dowladaha Soomaaliya iyo Kazakhstan ayaa ku dhawaaqay in ay si rasmi ah u yeesheen Xiriir diblumaasiyadeed, sida lagu sheegay bayaan ay wadajir u soo saareen. Kulan ka dhacay Magaalada Newyork ee dalka Mareykanka ayaa waxaa billaabashada xiriirka cusub wada saxiixay Safiirka Kazakhstan u fadhiya Qaramada Midoobay, Kairat Umarov, iyo Safiirka Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5927,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5925","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5925","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5925"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5928,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5925\/revisions\/5928"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5927"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}