{"id":5932,"date":"2025-08-28T10:55:17","date_gmt":"2025-08-28T10:55:17","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5932"},"modified":"2025-08-28T10:55:17","modified_gmt":"2025-08-28T10:55:17","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-khudbad-ka-jeediyay-shir-u-dhaxeeya-carabta-iyo-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=5932","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Xamse oo khudbad ka jeediyay shir u dhaxeeya Carabta iyo Shiinaha"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis, 28 Aug 2025 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay<\/p>\n<p>furitaanka Bandhigga 7-aad ee Carabta iyo Shiinaha ee lagu qabtay magaalada Yinchuan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku dadaaleysay sidii ay u soo kabsan laheyd, iyadoo diirada la saarayo amniga, dib-u-habeynta sharciyada, iyo dhiirrigelinta maalgashiga.<\/p>\n<p>\u201c<b>Soomaaliya waxay rabtaa in ay noqoto xarun muhiim ah oo isku xirta Afrika, Carabta iyo Aasiya, iyada oo ka faa\u2019iideysaneysa kheyraadkeeda maadaama ay goob istiraatiiji ah dunida kaga taallo. Waxaana xoogga saareynaa iskaashiga dhinacyada tamarta, beeraha, kalluumeysiga, kaabayaasha dhaqaalaha iyo tiknoolajiyadda.\u201d<\/b>\u00a0ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in ganacsiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha uu yahay mid xoogeysanaya, iyada oo uu kor u kacay 20% sanadkii la soo dhaafay ganacsiga labada dal.<\/p>\n<p>Xamsa ayaa xusay in xiriirka qotada dheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, uu yahay mid soo jireen ah isla markaana ay Soomaaliya tahay dalkii ugu horreeyay Afrika ee xiriir diblomaasiyadeed la yeesha Shiinaha sanadkii 1960.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis, 28 Aug 2025 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay furitaanka Bandhigga 7-aad ee Carabta iyo Shiinaha ee lagu qabtay magaalada Yinchuan. Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku dadaaleysay sidii ay u soo kabsan laheyd, iyadoo diirada la saarayo amniga, dib-u-habeynta sharciyada, iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5933,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5932","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5932"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5935,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5932\/revisions\/5935"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/5933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}