{"id":595,"date":"2024-07-22T06:50:29","date_gmt":"2024-07-22T06:50:29","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=595"},"modified":"2024-07-22T06:50:29","modified_gmt":"2024-07-22T06:50:29","slug":"askari-ka-tirsan-kooxda-al-shabaab-oo-lagu-dilay-degaanka-jameeco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=595","title":{"rendered":"Askari ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay Degaanka Jameeco."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 22 July 2024 {CBB}<\/strong><strong>\u2013<\/strong>Ciidanka xoogga dalka iyo Darwiishta Koonfur-Galbeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Jameeco oo hoostaga degmada Buur-hakaba ku dilay xubno ka tirsan Alshaab , iyagoo kala wareegay gacan ku haynta deegaankaasi.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan xoogga dalka ayaa warbaahinta\u00a0 u xaqiijiyay howlgalkaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiyay Xubno Ka Tirsan\u00a0 Alshaab<\/p>\n<p>Deegaanka Jameeco wuxuu qiyaas ahaan degmada Buur-hakaba dhanka bari uu kaga beegan yahay 25 km, halkaasi oo As ay ku dhibaataynayeen shacabka ku safraya wadadaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 22 July 2024 {CBB}\u2013Ciidanka xoogga dalka iyo Darwiishta Koonfur-Galbeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Jameeco oo hoostaga degmada Buur-hakaba ku dilay xubno ka tirsan Alshaab , iyagoo kala wareegay gacan ku haynta deegaankaasi. Saraakiil ka tirsan xoogga dalka ayaa warbaahinta\u00a0 u xaqiijiyay howlgalkaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiyay Xubno Ka Tirsan\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":596,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-595","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/595","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=595"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":597,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/595\/revisions\/597"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/596"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}