{"id":6001,"date":"2025-08-30T08:48:21","date_gmt":"2025-08-30T08:48:21","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6001"},"modified":"2025-08-30T08:48:21","modified_gmt":"2025-08-30T08:48:21","slug":"madaxweynihii-hore-ee-dfs-oo-dalbaday-in-la-sii-daayo-nabadoon-xaadoole","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6001","title":{"rendered":"Madaxweynihii hore ee DFS oo dalbaday in la sii daayo Nabadoon Xaadoole."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 30-Aug 2025 {CBB}<\/strong><\/p>\n<p>Qoraalka uu soo saaray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu si adag u cambaareeyay xarigga iyo tacaddiga loo geystay Nabaddoon Xuseen Maxamed Maxamuud (Xaadoole).<\/p>\n<p>\u201cNabaddoon Xaadoole oo u kacay difaaca dadka nugul ee la barakiciyey ee ku dhaqan Muqdisho, waxa loo xiray in laga hortago guuxa dadweynaha iyo dadaalka waxgaradka ee ka dhanka ah ku takri-falka hantida danta guud. Arrinkani waxa uu muujinaya in laamaha amniga loo adeegsanayo dano shakhsiyadeed oo gurracan.\u201d ayuu ku yiri qoraalka.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p data-start=\"1110\" data-end=\"1233\">Sidoo kale, wuxuu ka digay in cabashooyinka shacabka lagu wajaho xarig iyo caburin.<\/p>\n<p data-start=\"1110\" data-end=\"1233\">\u201cMadaxweynaha waxaan ku adkeynayaa in degdeg loo sii daayo Nabaddoon Xaadoole, lagana waantoobo in cabashada iyo codka dadweynaha lagu wajoho caburin iyo xarig, taas oo dhaawacaysa dowladnimada iyo kalsoonida shacabka keeni kartana kacdoon khalkhal galiya xasiloonida dalka.\u201d ayaa sii raaciyay qoraalka.<\/p>\n<p data-start=\"1110\" data-end=\"1233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6002\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/539747886_1318607759836473_5903933781800398014_n-1086x1536-1-212x300.jpg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/539747886_1318607759836473_5903933781800398014_n-1086x1536-1-212x300.jpg 212w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/539747886_1318607759836473_5903933781800398014_n-1086x1536-1-724x1024.jpg 724w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/539747886_1318607759836473_5903933781800398014_n-1086x1536-1-768x1086.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/539747886_1318607759836473_5903933781800398014_n-1086x1536-1-297x420.jpg 297w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/539747886_1318607759836473_5903933781800398014_n-1086x1536-1-640x905.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/539747886_1318607759836473_5903933781800398014_n-1086x1536-1-681x963.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/539747886_1318607759836473_5903933781800398014_n-1086x1536-1.jpg 1086w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 30-Aug 2025 {CBB} Qoraalka uu soo saaray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu si adag u cambaareeyay xarigga iyo tacaddiga loo geystay Nabaddoon Xuseen Maxamed Maxamuud (Xaadoole). \u201cNabaddoon Xaadoole oo u kacay difaaca dadka nugul ee la barakiciyey ee ku dhaqan Muqdisho, waxa loo xiray in laga hortago guuxa dadweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6003,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6001","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6001","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6001"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6004,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6001\/revisions\/6004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6003"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}