{"id":6026,"date":"2025-08-31T17:16:33","date_gmt":"2025-08-31T17:16:33","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6026"},"modified":"2025-08-31T17:16:33","modified_gmt":"2025-08-31T17:16:33","slug":"kulan-looga-hadlaayay-imaashaha-ciidamada-masar-oo-ka-dhacay-xarunta-wasaarada-gaashaandhiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6026","title":{"rendered":"Kulan Looga Hadlaayay Imaashaha Ciidamada Masar oo ka dhacay Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad\u00a0 31, Aug 2025 {CBB}\u00a0 <\/strong>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga oo Muqdisho kula kulmay u qeybsanaha Difaaca Dalka Masar<\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Cumar Cali Cabdi oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed S\/guuto. Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Wasaaradda Col. Ahmed Fatxi Abdelsatar Al-Husseini, u qeybsanaha Difaaca ee Safaaradda Masar.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dhinac ee dhanka Difaaca, Tababarka, iyo u diyaar garowga soo daabulidda Ciidamada Masar oo dhawaan ku biiri doona Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee AUSSOM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad\u00a0 31, Aug 2025 {CBB}\u00a0 Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga oo Muqdisho kula kulmay u qeybsanaha Difaaca Dalka Masar Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Cumar Cali Cabdi oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed S\/guuto. Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Wasaaradda Col. Ahmed Fatxi Abdelsatar Al-Husseini, u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6027,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6026","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6026","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6026"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6028,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6026\/revisions\/6028"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6027"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}