{"id":6029,"date":"2025-08-31T17:21:52","date_gmt":"2025-08-31T17:21:52","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6029"},"modified":"2025-08-31T17:21:52","modified_gmt":"2025-08-31T17:21:52","slug":"maxay-ka-wada-hadleen-madaxweynaha-koofur-galbeed-iyo-safiirka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6029","title":{"rendered":"Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Koofur Galbeed iyo Safiirka Itoobiya?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad\u00a0 31, Aug 2025 {CBB}\u00a0 <\/strong>Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan gaar kula yeeshay Safiirka Cusub ee Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Suleiman Dedefo.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray Xaaladda dowlad goboleedka Koofur Galbeed, gaar ahaan arrimaha amniga iyo dagaalka ka dhanka ah AS.<\/p>\n<p>Safiirka Itoobiya ayaa sheegay in ay Koofur Galbeed ka taageerayaan dagaalka AS, si xubnahaasi looga saaro deegaannada ay kaga sugan yihiin Maamulkaasi.<\/p>\n<p>Madaxweyne Laftagareen ayaa ka mahadceliyay dadaalka Ciidanka Itoobiya ee ku sugan deegaannada Maamulkaasi, kuwaasi oo qeyb ka ah dagaalka AS.<\/p>\n<p>Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku howlgala magaca Howlgalka AUSSOM ayaa qeyb ka ah dhaqdhaqaaqyada ka dhanka ah AS ee ka socda deegaannada Maamulaka Koofur Galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad\u00a0 31, Aug 2025 {CBB}\u00a0 Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan gaar kula yeeshay Safiirka Cusub ee Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Suleiman Dedefo. Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray Xaaladda dowlad goboleedka Koofur Galbeed, gaar ahaan arrimaha amniga iyo dagaalka ka dhanka ah AS. Safiirka Itoobiya ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6030,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6029","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6029"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6031,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6029\/revisions\/6031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6030"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}