{"id":6048,"date":"2025-09-01T07:54:36","date_gmt":"2025-09-01T07:54:36","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6048"},"modified":"2025-09-01T07:54:36","modified_gmt":"2025-09-01T07:54:36","slug":"in-ka-badan-600-oo-qof-oo-ku-dhintay-dhulgariir-ku-dhuftay-afghanistan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6048","title":{"rendered":"In ka badan 600 oo qof oo ku dhintay dhulgariir ku dhuftay Afghanistan."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isiin , September 1, 2025{CBB}<\/strong>In ka badan 600 oo qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhinteen dhulgariir cabirkiisu yahay 6.0 oo ku dhuftay bariga Afqaanistaan, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee Taliban.<\/p>\n<p>Dhul-gariirkan ayaa ruxay dhismayaal laga soo bilaabo Kabul ilaa caasimadda Pakistan ee Islamabad \u2013 waa xogta ilaa hadda la ogyahay.<\/p>\n<p>Aagga fog ee dhulgariirku ku dhufty ayaa adkeyneysa in la ogaado tirade saxda ah ee ku waxyeeloowday dhiulgariirka, iyadoo dhanka kalena ay saraakiishu ka digayaan tiro badan oo dhimasho ah.<\/p>\n<p>Tobaneeyo guri ayaa \u201cburbur ku hoos jira\u201d, sida ay sheegayaan ilo wareedyo ka tirsan xukuumadda Taalibaan halka ay saraakiishu sheegeen in dhammaan tuulooyinka burbureen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isiin , September 1, 2025{CBB}In ka badan 600 oo qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhinteen dhulgariir cabirkiisu yahay 6.0 oo ku dhuftay bariga Afqaanistaan, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee Taliban. Dhul-gariirkan ayaa ruxay dhismayaal laga soo bilaabo Kabul ilaa caasimadda Pakistan ee Islamabad \u2013 waa xogta ilaa hadda la ogyahay. Aagga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6049,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-6048","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6048","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6048"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6048\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6051,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6048\/revisions\/6051"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6049"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6048"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6048"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6048"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}