{"id":6075,"date":"2025-09-02T07:49:44","date_gmt":"2025-09-02T07:49:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6075"},"modified":"2025-09-03T07:50:43","modified_gmt":"2025-09-03T07:50:43","slug":"madaxweynaha-galmudug-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-gaaray-dalka-jabbuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6075","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Jabbuuti,"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 2,Sep 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Madaxweynaha Dowladda Galmudug\u00a0 Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimadda Jabuuti ee dalka Jabbuuti, kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.<\/p>\n<p>Waxaa garoonka diyaaradaha ee caasimadda Jabbuuti kusoo dhaweeyay Wasiirrrada Arrimaha Dibedda iyo Gudaha dalka Jabuuti iyo xildhibaanno ka tirsan Golaha Baarlamaanka Jabuuti.<\/p>\n<p>Safarka Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye waxaa ku wehliya xildhibaanno ka tirsan BFS iyo wasiirro ka tirsan Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 2,Sep 2025 {CBB}\u00a0Madaxweynaha Dowladda Galmudug\u00a0 Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimadda Jabuuti ee dalka Jabbuuti, kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Waxaa garoonka diyaaradaha ee caasimadda Jabbuuti kusoo dhaweeyay Wasiirrrada Arrimaha Dibedda iyo Gudaha dalka Jabuuti iyo xildhibaanno ka tirsan Golaha Baarlamaanka Jabuuti. Safarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6076,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6075","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6075","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6075"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6075\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6077,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6075\/revisions\/6077"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6076"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6075"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6075"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6075"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}