{"id":6138,"date":"2025-09-07T08:16:28","date_gmt":"2025-09-07T08:16:28","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6138"},"modified":"2025-09-07T08:16:28","modified_gmt":"2025-09-07T08:16:28","slug":"israaiil-oo-burburisay-dabaqii-labaad-ee-ugu-dheeraa-qasa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6138","title":{"rendered":"Israa\u2019iil oo burburisay dabaqii labaad ee ugu dheeraa Qasa"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 7 Sep 2025 {CBB}<\/strong>Milateriga Israa\u2019iil ayaa burburiyey dhismo dabaq dheer ah oo ku yaalla Magaalada Qasa, waana dhismihii labaad oo weyn oo ay bartilmaameedsadaan muddo laba maalmood gudahood ah.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Wasiirka Difaaca Israel, Israel Katz, ayaa bartiisa X, ee horrey loo oran jiray Twiter, soo dhigay muuqaal muujinaya burburka dhismaha, isagoo ku qoray: \u201cWaan sii wadeynaa.\u201d<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Ciidamada Difaaca Israel (IDF), oo ballaarinaya howlgaladooda gudaha Qasa, ayaa sheegay in Dhismaha Sussi Tower ay isticmaaleysay Xamaas \u2013 balse kooxda hubeysan ayaa beenisay arrintaas.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Weli lama caddayn tirada khasaaraha ka dhashay weerarka, ka hor duqeyntii Sabtidii, Israa\u2019iil ayaa mar kale warqado ku daadisay si ay ugu baaqdo Falastiiniyiinta in ay u guuraan aagga ay ugu yeerto \u201caagga bani\u2019aadantinimo\u201d ee ku yaalla koonfurta.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada, afhayeenka IDF ee luuqada Carabiga Avichay Adraee, ayaa ku booriyay dadka deegaanka inay \u201cku biiraan kumannaanka qof ee horay u aaday\u201d al-Mawasi \u2013 oo ah aag u dhexeysa Khan Younis iyo xeebta.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 7 Sep 2025 {CBB}Milateriga Israa\u2019iil ayaa burburiyey dhismo dabaq dheer ah oo ku yaalla Magaalada Qasa, waana dhismihii labaad oo weyn oo ay bartilmaameedsadaan muddo laba maalmood gudahood ah. Wasiirka Difaaca Israel, Israel Katz, ayaa bartiisa X, ee horrey loo oran jiray Twiter, soo dhigay muuqaal muujinaya burburka dhismaha, isagoo ku qoray: \u201cWaan sii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6139,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-6138","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6138"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6140,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6138\/revisions\/6140"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}