{"id":6141,"date":"2025-09-07T08:25:38","date_gmt":"2025-09-07T08:25:38","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6141"},"modified":"2025-09-07T08:25:38","modified_gmt":"2025-09-07T08:25:38","slug":"puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-nin-lagu-dilay-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6141","title":{"rendered":"Puntland oo iska fogeysay in ay ku lug leedahay Nin lagu dilay Hargeysa."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 7 Sep 2025 {CBB}<\/strong>Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Puntland ee (PISA) oo warsaxaafadeed kooban soo saartay ayaa beenisay warar ku saabsan in ay ka danbaysay dilka muwaaddin Reer Somaliland ah oo ku dhintay magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>\u201cHay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Dowladda Puntland waxay beeninaysaa wararka maanta lagu faafiyey baraha bulshada, ee lagu sheegay in muwaadin reer Somaliland ah oo ku dhintay Hargeysa ay ka dambaysay Hay\u2019addu\u201d ayuu u qornaa Warsaxaafeedka ka soo baxay Hay\u2019adda PISA.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda dowladda Puntland, waxay caddaysay in aysan ka shaqayn khaarijinta iyo dilalka qorshaysan, kaddib markii baraha bulshada uu ku faafay war been-abuur ah oo sheegaya in PISA dishay marxuun Axmed Caddib oo ku dhintay magaalada Hargeysa, islamarkaana aan faahfaahin laga bixin sababta geeridiisa.<\/p>\n<p>\u201cHay\u2019adaha amniga ee Dowladda Puntland kama shaqeeyaan khaarajin iyo dilal qorshaysan. Taas beddelkeeda, waxay wada-shaqeyn dhow la leeyihiin hay\u2019adaha amniga ee mandaqadda, oo ay ku jirto Somaliland. Sidaas darteed, ma jirto sabab ku kallifaysa xadgudub shaqsi ama mid maamul toona\u201d ayuu sii raaciyay Warsaxaafadeedkan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6142\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/20250907_001320-1086x1536-1-212x300.webp\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/20250907_001320-1086x1536-1-212x300.webp 212w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/20250907_001320-1086x1536-1-724x1024.webp 724w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/20250907_001320-1086x1536-1-768x1086.webp 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/20250907_001320-1086x1536-1-297x420.webp 297w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/20250907_001320-1086x1536-1-640x905.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/20250907_001320-1086x1536-1-681x963.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/20250907_001320-1086x1536-1.webp 1086w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 7 Sep 2025 {CBB}Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Puntland ee (PISA) oo warsaxaafadeed kooban soo saartay ayaa beenisay warar ku saabsan in ay ka danbaysay dilka muwaaddin Reer Somaliland ah oo ku dhintay magaalada Hargeysa. \u201cHay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Dowladda Puntland waxay beeninaysaa wararka maanta lagu faafiyey baraha bulshada, ee lagu sheegay in muwaadin reer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6143,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6141","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6141","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6141"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6141\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6144,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6141\/revisions\/6144"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}