{"id":617,"date":"2024-07-23T06:56:11","date_gmt":"2024-07-23T06:56:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=617"},"modified":"2024-07-23T06:56:11","modified_gmt":"2024-07-23T06:56:11","slug":"shirka-agaasimiyaasha-kgs-oo-lagu-qabtay-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=617","title":{"rendered":"Shirka Agaasimiyaasha KGS oo lagu qabtay magaalada Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 23 July 2024 {CBB}<\/strong><strong>\u2013<\/strong>Agaasimaha guud Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Abdifatah Mahad Abdirahmaan ayaa Gudoomiyey Madasha Agaasimiyaasha Guud Wasaaradaha Dowladda Koonfur Galbeed<\/p>\n<p>Kulanka Agaasimiyaasha ayaa Diirada lagu Saaray Cadaalada, Amniga, Siyaasada iyo Arimaha Bulshada.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa ka qeybgalay La-Taliyaasha Madaxweynaha, Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka iyo Agaasimiyaasha Wasaaradaha Dowladda Koonfur Galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 23 July 2024 {CBB}\u2013Agaasimaha guud Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Abdifatah Mahad Abdirahmaan ayaa Gudoomiyey Madasha Agaasimiyaasha Guud Wasaaradaha Dowladda Koonfur Galbeed Kulanka Agaasimiyaasha ayaa Diirada lagu Saaray Cadaalada, Amniga, Siyaasada iyo Arimaha Bulshada. Kulanka waxaa ka qeybgalay La-Taliyaasha Madaxweynaha, Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka iyo Agaasimiyaasha Wasaaradaha Dowladda Koonfur Galbeed.<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":618,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-617","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/617","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=617"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/617\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":619,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/617\/revisions\/619"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/618"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=617"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=617"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=617"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}