{"id":6193,"date":"2025-09-10T07:43:42","date_gmt":"2025-09-10T07:43:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6193"},"modified":"2025-09-10T07:43:42","modified_gmt":"2025-09-10T07:43:42","slug":"militeriga-soomaaliya-oo-dayac-tir-ku-sameeyay-buundada-bariiri-iyo-taliye-sahal-oo-tagay-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6193","title":{"rendered":"Militeriga Soomaaliya oo dayac tir ku sameeyay Buundada Bariiri iyo Taliye Sahal oo tagay deegaanka."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa muddo kooban ku guuleystay inay dib u dayactiraan buundada muhiimka ah ee deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii ay hore u burburiyeen maleeshiyada Al-shabaab horaantii sanadkan.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa gaaray deegaanka Bariire si uu u kormeero howlaha socda iyo sidii loo dardar gelin lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Intii uu joogay, Taliyuhu waxa uu indha-indheyn ku sameeyay goobaha muhiimka ah, gaar ahaan buundada dib loo dhisay, isaga oo ciidamada uga mahadceliyay sida ay shacabka ula garab taagan yihiin ilaalinta amniga iyo adeegyada bulshada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Gen. Khaalid waxa uu kulan gaar ah la yeeshay saraakiisha Soomaaliyeed iyo kuwa Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS, isaga oo bogaadiyay kaalintooda naf-hurnimada leh.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Taliyaha Ciidanka Dhulka ayaa caddeeyay in howlgalka \u201cDuufaanta Aamusan\u201d uu si xoogan uga socdo gobollada ay ku dhuumaaleysanayaan Khawaarijta, islamarkaana dhowaan laga xoreyn doono deegaanada ay weli ku harsan yihiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa muddo kooban ku guuleystay inay dib u dayactiraan buundada muhiimka ah ee deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii ay hore u burburiyeen maleeshiyada Al-shabaab horaantii sanadkan. Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa gaaray deegaanka Bariire si uu u kormeero howlaha socda iyo sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6194,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6193","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6193","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6193"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6195,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6193\/revisions\/6195"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6194"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}