{"id":620,"date":"2024-07-27T09:10:19","date_gmt":"2024-07-27T09:10:19","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=620"},"modified":"2024-07-27T09:10:19","modified_gmt":"2024-07-27T09:10:19","slug":"degaanka-qurac-joome-oo-laga-hirgaliyay-ceelbiyoor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=620","title":{"rendered":"Degaanka Qurac-joome oo laga hirgaliyay ceelbiyoor"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 27 July 2024 {CBB}<\/strong><strong>\u2013<\/strong>Gudoomiyaha Qurac-joome Ee Gobolka Bakool Cideeye Mohamed Hassan oo ka duulaayo hiigsigiisa iyo balan-qaadkiisa ayaa Xariga kajaray ceel biyood oo looga faa\u2019ideyn doono Bulshada kala duwan ee kunool deegaankaas iyo kuwo Abaarta saameysey ee kusoo qul-quliya dhibna ku qaba inay helaan Biyo ku filan.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Gudoomiye Cideeye Maxamed Xasan ayaa sheegey in muhiimadda hirgelint wajiga labaad ceel biyood ka ay bilow u tahey, Qorshe fog oo maamulka kula dagaalamaayo Biyo la\u2019aantii kajirtey deegaanka,<\/p>\n<p dir=\"ltr\">wuxuuna siddo kale Gudoomiyaha uu sheegey in loo sameyn doono wajiga sedexaad oo ceel biyood taageeraysay hay\u2019ada ACF .<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Ceelkaan ayaa wax badan ka tari doonaa shacabka ku nool degaanka Qurac-joome oo marar badan lakulmeel biyo yari taasi oo ku kalifta in ay u adeen meelo fog fog halka kuwo kale xoolahooda si ay biyo u helaan u iibiya qaar kamid ah xoolahooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 27 July 2024 {CBB}\u2013Gudoomiyaha Qurac-joome Ee Gobolka Bakool Cideeye Mohamed Hassan oo ka duulaayo hiigsigiisa iyo balan-qaadkiisa ayaa Xariga kajaray ceel biyood oo looga faa\u2019ideyn doono Bulshada kala duwan ee kunool deegaankaas iyo kuwo Abaarta saameysey ee kusoo qul-quliya dhibna ku qaba inay helaan Biyo ku filan. Gudoomiye Cideeye Maxamed Xasan ayaa sheegey in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":621,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-620","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/620","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=620"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":622,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/620\/revisions\/622"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/621"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}