{"id":6203,"date":"2025-09-11T17:15:29","date_gmt":"2025-09-11T17:15:29","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6203"},"modified":"2025-09-11T17:15:29","modified_gmt":"2025-09-11T17:15:29","slug":"khilaaf-diblumaasiyadeed-oo-ka-dhex-taagan-safaaradaha-soomaaliya-ee-tanzania-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6203","title":{"rendered":"Khilaaf diblumaasiyadeed oo ka dhex taagan Safaaradaha Soomaaliya ee Tanzania iyo Kenya?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 11, Sep 2025 {CBB}<\/strong>Waxaa soo ifbaxay khilaaf diblumaasiyadeed oo u dhexeeya safaaradda dowladda federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania iyo safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, kaasi oo salka ku haya cidda sharci ahaan u qaabilsan danaha dowladda Soomaaliya dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC).<\/p>\n<p>Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania ayaa sheegtay in dowladda federaalka Soomaaliya ay iyada u xilsaaran tahay danaha iyo wakiilnimada dalka Soomaaliya ee DRC, islamarkaana ay lama filaan ku noqotay safar uu safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya, Jabriil Ibraahim Cabdulle, ku tegay magaalada Kinshasa.<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya ee Kenya ayaa horkacayay wafdi ganacsato ah oo isugu jira Soomaali iyo Kenyan. Safarkiisa waxaa ka dhashay hadal hayn badan oo qabsaday baraha bulshada iyo warbaahinta gudaha.<\/p>\n<p>Safarkaas ayaan wax xog ah lagala soo wadaagin safaaradda Soomaaliya ee Tanzania, taas oo ay ku tilmaantay mid ka baxsan xeerarka diblumaasiyadda iyo nidaamka wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya ee Kenya ayaa sheegay inuu magaalada Kinshasa, u tagay wadahadallo muddo sanad ah u socday safaaradda DRC ee fadhigeedu yahay Nairobi iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan.<\/p>\n<p>Khilaafkan ayaa muujinaya is-afgaranwaa ku saabsan cidda dowladda federaalka Soomaaliya u xilsaaran danaha dalka Soomaaliya ee DRC. Wasaaradda arrimaha dibadda DFS oo ay ka tirsan yihiin safaaradahan ayaa weli ka hadlin khilaafka ka dhextaagan labada safaaradood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 11, Sep 2025 {CBB}Waxaa soo ifbaxay khilaaf diblumaasiyadeed oo u dhexeeya safaaradda dowladda federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania iyo safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, kaasi oo salka ku haya cidda sharci ahaan u qaabilsan danaha dowladda Soomaaliya dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC). Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania ayaa sheegtay in dowladda federaalka Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6204,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6203","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6203","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6203"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6203\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6205,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6203\/revisions\/6205"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6204"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6203"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6203"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6203"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}