{"id":6225,"date":"2025-09-12T11:19:50","date_gmt":"2025-09-12T11:19:50","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6225"},"modified":"2025-09-12T11:19:50","modified_gmt":"2025-09-12T11:19:50","slug":"dfs-oo-warka-soo-saartay-weerarkii-ceel-dheer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6225","title":{"rendered":"DfS oo warka soo saartay weerarkii Ceel-dheer"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 12, Sep 2025 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa war ka soo sartay weerarkii saaka ay AS ku qaaday degmada Ceel-dheer ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Waxay sheegtay in ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay ka hor tageen weerar ay AS ku qaadeen magaaladaas.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">\u201cCiidanku waxay jab culus gaarsiiyeen cadawga, iyagoo dilay in ka badan 30 xubnood oo Khawaarij ah. Sidoo kale, gacanta ayaa lagu soo dhigay maxaabiis ay ku jiraan horjoogayaal caan ku ahaa dhibaateynta shacabka\u201d, ayaa lagu yiri war-saxaafadeed goor dhow ka soo baxay wasaaradda gaashaandhigga dalka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Iyadoo laga hadlayay khasaarahana waxay yiraahdeen:<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">\u201cIntii lagu guda jiray dagaalka, 6 askari oo ka tirsan geesiyaasha CXDS ayaa shahiiday, halka 14 kale ay dhaawacyo fudud soo gaareen iyagoo difaacaya shacabka iyo qaranka\u201d.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa hadda ku howlan howlgallo lagu baacsanayo firxadkii Khawaarijta, si loo ciribtiro haraadiga ku dhuumaaleysanaya nawaaxiga degmada Ceel-Dheer, ayaa lagu sheegay war-saxaafadeedka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka oo dhameystiran<\/p>\n<p dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6226\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/754317fa-a5cf-4150-827a-b5d80912c508.jpg-212x300.webp\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/754317fa-a5cf-4150-827a-b5d80912c508.jpg-212x300.webp 212w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/754317fa-a5cf-4150-827a-b5d80912c508.jpg-724x1024.webp 724w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/754317fa-a5cf-4150-827a-b5d80912c508.jpg-768x1086.webp 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/754317fa-a5cf-4150-827a-b5d80912c508.jpg-297x420.webp 297w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/754317fa-a5cf-4150-827a-b5d80912c508.jpg-640x905.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/754317fa-a5cf-4150-827a-b5d80912c508.jpg-681x963.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/754317fa-a5cf-4150-827a-b5d80912c508.jpg.webp 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 12, Sep 2025 {CBB}\u00a0Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa war ka soo sartay weerarkii saaka ay AS ku qaaday degmada Ceel-dheer ee gobolka Galgaduud. Waxay sheegtay in ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay ka hor tageen weerar ay AS ku qaadeen magaaladaas. \u201cCiidanku waxay jab culus gaarsiiyeen cadawga, iyagoo dilay in ka badan 30 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6227,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6225","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6225","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6225"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6228,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6225\/revisions\/6228"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6227"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}