{"id":6236,"date":"2025-09-14T07:49:58","date_gmt":"2025-09-14T07:49:58","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6236"},"modified":"2025-09-17T07:53:42","modified_gmt":"2025-09-17T07:53:42","slug":"safiirka-mareykanka-oo-gudoomiyaha-golaha-shacabka-kala-hadlay-howlaha-horyaala-bfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6236","title":{"rendered":"Safiirka Mareykanka oo gudoomiyaha golaha shacabka kala hadlay howlaha horyaala BFS?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 14 Sep, 2025 {CBB}<\/strong>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Safiirka Dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Richard H. Riley oo ay wehliyaan kuxigeenkiisa Justin Davis iyo Matthew Younger oo ah Madaxa Siyaasadda ee Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka saaxiibtinimo ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka.<\/p>\n<p>Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku amaanay Guddoomiyaha Golaha Shacabka hoggaankiisa iyo kaalinta uu ku leeyahay horumarinta shaqooyinka Golaha, gaar ahaan meelmarinta sharciyada muhiimka u ah dowladnimada iyo xoojinta hay\u2019adaha dastuuriga ah ee dalka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa dhankiisa bogaadiyay taageerada joogtada ah ee Dowladda Mareykanka ay siiso Soomaaliya, isagoo xusay kaalinta ay ka qaadato dhinacyada siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn labada dhinac ayaa isku raacay in la sii adkeeyo xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee dhinacyada kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 14 Sep, 2025 {CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Safiirka Dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Richard H. Riley oo ay wehliyaan kuxigeenkiisa Justin Davis iyo Matthew Younger oo ah Madaxa Siyaasadda ee Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya. Kulanka waxaa diiradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6237,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6236","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6236","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6236"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6236\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6238,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6236\/revisions\/6238"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6237"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6236"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6236"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6236"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}