{"id":6261,"date":"2025-09-16T08:31:34","date_gmt":"2025-09-16T08:31:34","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6261"},"modified":"2025-09-17T08:33:59","modified_gmt":"2025-09-17T08:33:59","slug":"haweeney-1-2-milyan-u-ururisay-al-shabaab-oo-lagu-xukumay-15-sano-oo-xabsi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6261","title":{"rendered":"Haweeney $1.2 Milyan u Ururisay Al-Shabaab oo Lagu Xukumay 15 Sano oo Xabsi ah?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, 16-Sep 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun ku riday dembiile Nadiifo Xasan Cabdiqaadir Cabdulle, oo hore Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ugu soo oogay dacwad culus, taas oo la xiriirta ka mid ahaanshaha Ururka Agagixisada Al-Shabaab, maalgelinta falal argagixiso iyo dhaqidda lacago sharci darro ah.<\/p>\n<p>Baaritaanada iyo Caddeymaha uu Xafiisku horgeeyay Maxkamadda ayaa muu-jiyey in Nadiifo ay akoonkeeda marsiisay lacag gaaraysa $1,237,010 (Hal Milyan, Labo Boqol Soddon iyo Todoba Kun iyo Toban Doolar), Lacagtaas oo loo adeegsaday Maalgalin Argagaxiso, Lacag Dhaqid iyo Fulinta howlaha Argagaxisada.<\/p>\n<p>lyadoo la raacayo caddeymahaas, Maxkamaddu waxay ku xukuntay, 15 sano oo xarig ah, Ganaax lacageed oo dhan $20,000, In la baabi\u2019iyo akoonkeeda laguna wareejiyo Dowladda wixii hanti ah ee akoonkeeda ku jira.<\/p>\n<p>Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa caddeeyay in ay ka go\u2019an tahay la-dagaallanka maalgelinta argagixisada iyo dhaqidda lacagta sharci darrada ah.<\/p>\n<p>Waxaa mar kale lagu wargelinay dhammaan cid kasta oo ku hawlan falalkan khatarta ah, in sharciga hortiisa la keeni doono si cadaaladda loo waafajiyo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, 16-Sep 2025 {CBB}\u00a0Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun ku riday dembiile Nadiifo Xasan Cabdiqaadir Cabdulle, oo hore Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ugu soo oogay dacwad culus, taas oo la xiriirta ka mid ahaanshaha Ururka Agagixisada Al-Shabaab, maalgelinta falal argagixiso iyo dhaqidda lacago sharci darro ah. Baaritaanada iyo Caddeymaha uu Xafiisku horgeeyay Maxkamadda ayaa muu-jiyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6263,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6261","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6261","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6261"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6261\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6264,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6261\/revisions\/6264"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6261"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6261"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6261"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}