{"id":6289,"date":"2025-09-17T09:23:44","date_gmt":"2025-09-17T09:23:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6289"},"modified":"2025-09-17T09:23:44","modified_gmt":"2025-09-17T09:23:44","slug":"hoolka-shirarka-dowlada-hoose-baydhabo-oo-xariga-laga-jarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6289","title":{"rendered":"Hoolka Shirarka Dowlada Hoose Baydhabo Oo Xariga Laga jarey"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, 17-Sep 2025 {CBB}<\/strong>Xaruunta Degmada Baydhabo ayaa waxaa lagu Kordhiyay Hool cusub oo loogu talagalay in lagu Xoojiyo Nidaamka Maamulka Degmada iyo Shirarka Maamulka , iyadoo loo diyaariyey qalab casri ah oo fududeynaya Shirarka iyo isku imaatinka Maamulka iyo Shacabka Magaalada.<\/p>\n<p>Waxaana Munaasabadda Xarig jarka ka qeyb-galay Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Abdullahi Ali Watiin, Wasiir Kuxigeenka Arrimaha Gudaha ee Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed, Gudoomiye Ku xigeenada Maamulka iyo Masuuliyiin kale oo kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, 17-Sep 2025 {CBB}Xaruunta Degmada Baydhabo ayaa waxaa lagu Kordhiyay Hool cusub oo loogu talagalay in lagu Xoojiyo Nidaamka Maamulka Degmada iyo Shirarka Maamulka , iyadoo loo diyaariyey qalab casri ah oo fududeynaya Shirarka iyo isku imaatinka Maamulka iyo Shacabka Magaalada. Waxaana Munaasabadda Xarig jarka ka qeyb-galay Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Abdullahi Ali Watiin, Wasiir Kuxigeenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6290,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6289","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6289","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6289"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6291,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6289\/revisions\/6291"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6290"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}