{"id":6375,"date":"2025-09-24T07:14:36","date_gmt":"2025-09-24T07:14:36","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6375"},"modified":"2025-09-24T07:14:36","modified_gmt":"2025-09-24T07:14:36","slug":"madixii-as-ee-gobalka-hiiraan-oo-duqeyn-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6375","title":{"rendered":"Madixii AS ee Gobalka Hiiraan oo Duqeyn lagu dilay."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, Sep 24, 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in la fuliyay Howlgal guuleystay oo lagu dilay Madax ka tirsan AS, Warka kasoo baxay DF Ayaa lagu yiri<\/p>\n<p>\u201dSaddex horjooge oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan oo ay ciidamada Hay\u2019adda NISA iyo saaxiibada caalamka ka fuliyeen degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.<br \/>\nHorjooge Cabdi Xiiray, oo ka mid ahaa horjoogayaasha sare ee Khawaarijta isla markaana ka dambeeyay dhagaro badan oo cadowgu ka geystay deegaannada Hirshabeelle, ayaa ka mid ah horjoogayaasha la dilay.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, Sep 24, 2025 {CBB}\u00a0Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in la fuliyay Howlgal guuleystay oo lagu dilay Madax ka tirsan AS, Warka kasoo baxay DF Ayaa lagu yiri \u201dSaddex horjooge oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan oo ay ciidamada Hay\u2019adda NISA iyo saaxiibada caalamka ka fuliyeen degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan. Horjooge Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6376,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6375","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6375","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6375"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6375\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6377,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6375\/revisions\/6377"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6376"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}