{"id":6416,"date":"2025-09-25T08:26:04","date_gmt":"2025-09-25T08:26:04","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6416"},"modified":"2025-09-25T08:26:04","modified_gmt":"2025-09-25T08:26:04","slug":"madaxwyne-xasan-sheekh-oo-new-york-kula-kulmay-dhaxal-sugaha-kuwait","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6416","title":{"rendered":"Madaxwyne Xasan Sheekh oo New York kula kulmay dhaxal sugaha Kuwait"},"content":{"rendered":"<p><strong>khamis, 25 Sep 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed barbar socda meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobey la qaatay dhaxal-sugaha dalka aan walaalaha nahay ee Kuwait Sheekh Sabaax Khaalid Al-Xamad Al-Sabaax.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa intii uu socday waxa looga wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal iyo arrimaha guud ee gobolka ee labada dal ay dan-wadaagta ka yihiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>khamis, 25 Sep 2025 {CBB}Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed barbar socda meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobey la qaatay dhaxal-sugaha dalka aan walaalaha nahay ee Kuwait Sheekh Sabaax Khaalid Al-Xamad Al-Sabaax. Kulanka ayaa intii uu socday waxa looga wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal iyo arrimaha guud ee gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6417,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6416","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6416","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6416"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6416\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6418,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6416\/revisions\/6418"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6417"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6416"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6416"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6416"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}