{"id":6419,"date":"2025-09-25T08:29:42","date_gmt":"2025-09-25T08:29:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6419"},"modified":"2025-09-25T08:29:42","modified_gmt":"2025-09-25T08:29:42","slug":"maamulka-jubaland-oo-si-adag-u-cambaareysay-barakicinta-iyo-tacadiyada-ka-socda-muqdisho-iyo-isku-dayga-dil-ay-ka-badbaadeen-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6419","title":{"rendered":"Maamulka Jubaland oo si adag u cambaareysay barakicinta iyo tacadiyada ka socda Muqdisho iyo isku dayga dil ay ka badbaadeen mucaaradka."},"content":{"rendered":"<p><strong>khamis, 25 Sep 2025 {CBB}<\/strong>War qoraal rasmi ah oo ka soo baxay Dowladda Jubaland ayaa lagu sheegay in maamulka Jubaland si adag u cambaareynayo barakicinta iyo tacadiyada loo geysanayo shacabka Soomaaliyeed ee si xoog ah dhulkooda looga barakicinayo gudaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Bayaanka ayaa lagu xusay dhacdo naxdin leh oo maanta ka dhacday caasimadda, taas oo Aabbe iyo Hooyo Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan lagu jirdilay, dhulkoodana si xoog ah looga qaaday.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>War-saxaafadeedka Jubaland ayaa sidoo kale lagu sheegay isku day dil ay ka badbaadeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan Madasha Samatabixinta oo goobta joogay, kuwaas oo isku dayay inay damiyaan xaaladda isla markaana taageero caafimaad degdeg ah u fidiyaan dhibbanayaasha. Mas\u2019uuliyiintaas, sida lagu sheegay, ayaa markii dambe lagu hayay saldhigga degmada Wardhiigley ee Muqdisho, taas oo Jubaland ku tilmaantay dhacdo halis ah oo aan la aqbali karin.<\/p>\n<p>Dowladda Jubaland waxay ku boorrisay saraakiisha iyo ciidamada booliska gobolka Banaadir in ay gutaan masuuliyadooda ku aaddan ilaalinta sharafkooda, karaamadooda, iyo xuquuqda shacabka Soomaaliyeed. Waxa kale oo lagu adkeeyay in dhul-boobka iyo cabburinta shacabka Soomaaliyeed uu yahay xadgudub ka dhan ah dastuurka iyo mabaadi\u2019da dalka, isla markaana cid kasta oo ku lug yeelata arrimahaas lala xisaabtami doono.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6420\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/554089882_1251940316977667_2291711381638852208_n-1187x1536-1-232x300.jpg\" alt=\"\" width=\"232\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/554089882_1251940316977667_2291711381638852208_n-1187x1536-1-232x300.jpg 232w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/554089882_1251940316977667_2291711381638852208_n-1187x1536-1-791x1024.jpg 791w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/554089882_1251940316977667_2291711381638852208_n-1187x1536-1-768x994.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/554089882_1251940316977667_2291711381638852208_n-1187x1536-1-325x420.jpg 325w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/554089882_1251940316977667_2291711381638852208_n-1187x1536-1-640x828.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/554089882_1251940316977667_2291711381638852208_n-1187x1536-1-681x881.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/554089882_1251940316977667_2291711381638852208_n-1187x1536-1.jpg 1187w\" sizes=\"auto, (max-width: 232px) 100vw, 232px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>khamis, 25 Sep 2025 {CBB}War qoraal rasmi ah oo ka soo baxay Dowladda Jubaland ayaa lagu sheegay in maamulka Jubaland si adag u cambaareynayo barakicinta iyo tacadiyada loo geysanayo shacabka Soomaaliyeed ee si xoog ah dhulkooda looga barakicinayo gudaha magaalada Muqdisho. Bayaanka ayaa lagu xusay dhacdo naxdin leh oo maanta ka dhacday caasimadda, taas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6421,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6419","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6419","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6419"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6419\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6422,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6419\/revisions\/6422"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6419"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6419"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6419"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}