{"id":6424,"date":"2025-09-26T07:26:59","date_gmt":"2025-09-26T07:26:59","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6424"},"modified":"2025-09-27T08:13:22","modified_gmt":"2025-09-27T08:13:22","slug":"maxeey-ka-wada-hadleen-madaxweyne-xasan-iyo-xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6424","title":{"rendered":"Maxeey ka wada Hadleen Madaxweyne Xasan iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 26, Sep 2025 {CBB}\u00a0 <\/strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Golaha Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu kulan doceed kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Ant\u00f3nio Guterres.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo Xogahaya ayaa ka wada hadlay xoojinta iyo adkeynta iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, gaar ahaan dhinacyada nabadda gobolka, amniga iyo horumar waara.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyey Xoghayaha Guud taageerada joogtada ah ee Qaramada Midoobay ay siiso shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, isagoo uga warbixiyey qorsheyaasha hirgelay ee dowladdu ay ku xaqiijinayso amniga, doorashooyinka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 26, Sep 2025 {CBB}\u00a0 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Golaha Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu kulan doceed kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Ant\u00f3nio Guterres. Madaxweynaha iyo Xogahaya ayaa ka wada hadlay xoojinta iyo adkeynta iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, gaar ahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6425,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6424","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6424","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6424"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6427,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6424\/revisions\/6427"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6425"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}