{"id":6461,"date":"2025-09-28T07:17:51","date_gmt":"2025-09-28T07:17:51","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6461"},"modified":"2025-09-28T07:17:51","modified_gmt":"2025-09-28T07:17:51","slug":"siciid-deni-ajaanib-badan-ayaa-ku-dilnay-dagaalka-ka-socda-dhulka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6461","title":{"rendered":"Siciid Deni \u201cAjaanib badan ayaa ku dilnay Dagaalka ka socda Dhulka Puntland\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 28, Sep 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in dagaalka ay kula jiraan Daacish ay guullo muhiim ah ka gaareen, wajiga koowaad ee Militariga ah ayuu tilmaamay in ay soo gabagabeeyeen si loo xaqiijinaya guulahaas la galayo qaybta labaad.<\/p>\n<p>Madaxweyne Siciid ayaa sheegay in dadka ugu badan ay halkaas ku dileen yihiin Ajaanib kasoo kala jeeda dalal kala duwan, qaarkood ayuu sheegay in iyaga oo dhaawacyo ah ay weli ku sugan yihiin dhulka ay ku go\u2019doomiyeen sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Deni ayaa sheegay in ay xadideen kororka Daacish isla markaana ay kahor tageen in dad cusub ku biiraan, howshaan ayuu ku sifeeyay in ay tahay qorshe culus oo Hay\u2019adaha ammaanka ay dejiyeen laguna guulaystay sida uu yiri.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cDaacish waxa aan ka dilnay Ajaanib badan oo Puntland ku imaan jirtay dalxiis ama ganacsi, dagaalka militariga ah waa gaba-gabo, xogta aan hayno 95% waan ka adkaanay, dhulka aan tagnay waxa ay ku lahaayeen beero\u201d<\/em><\/strong>\u00a0MW DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.<\/p>\n<p>Dagaallada ka socda dhulka buuralayda ah ee Gobolka Bari waxa ay Dowlad-Goboleedka Puntland gelisay awood Militari, weli dhul baaxad weyn oo buuralay ah ayay isku hor fadhiyaan Daacish iyo ciidamada Dowlad-Goboleedkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 28, Sep 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in dagaalka ay kula jiraan Daacish ay guullo muhiim ah ka gaareen, wajiga koowaad ee Militariga ah ayuu tilmaamay in ay soo gabagabeeyeen si loo xaqiijinaya guulahaas la galayo qaybta labaad. Madaxweyne Siciid ayaa sheegay in dadka ugu badan ay halkaas ku dileen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6462,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6461","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6461","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6461"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6463,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6461\/revisions\/6463"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}