{"id":648,"date":"2024-07-27T15:33:49","date_gmt":"2024-07-27T15:33:49","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=648"},"modified":"2024-07-27T15:33:49","modified_gmt":"2024-07-27T15:33:49","slug":"maamulka-gobolka-shabeellada-hoose-oo-ka-hadlay-bannaanbax-rabashado-wata-oo-ka-dhacay-deegaanka-ceelasha-biyaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=648","title":{"rendered":"Maamulka gobolka Shabeellada Hoose oo ka hadlay bannaanbax rabashado wata oo ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 27 July 2024 {CBB}<\/strong><strong>\u2013<\/strong>Guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose, Maxamed Ibraahim Barre oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Mustaqbal ayaa ka hadlay banaaanbaxa rabashada watay ee maanta ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in dadka banaanabxa dhigay dhibaato u geysteen goobaha ganacsiga, isla markaasna ay ahaayeen dad isi soo abaabulay.<\/p>\n<p><strong>\u201cDadka bannaanbaxa dhigay, waxaa jiray dad ka faa\u2019iideysanaayay oo fidno waday, waxaa la bililaqeystay goobo badan oo ganacsi, cidii ku leg laheydna waxaa la horgeyn doonaa caddaalada\u201d<\/strong>\u00a0ayuu yiri guddoomiye Maxamed Barre.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Guddoomiyaha ayaa sheegay in dhulka loo xukumay dadkii lahaa, iyada oo digniin hore loo siiyay dadka inta aanan barakacin.<\/p>\n<p>Hadalka Guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose ayaa ku soo aadaya dadka shacabka ah ee laga barakiciyay dhulkaan ku yaalla deegaanka Ceelasha Biyaha ay weli muujinayaan cabasho, iyaga oo farriin u diray Maamulka Koofur Galbeed iyo Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 27 July 2024 {CBB}\u2013Guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose, Maxamed Ibraahim Barre oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Mustaqbal ayaa ka hadlay banaaanbaxa rabashada watay ee maanta ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha. Guddoomiyaha ayaa sheegay in dadka banaanabxa dhigay dhibaato u geysteen goobaha ganacsiga, isla markaasna ay ahaayeen dad isi soo abaabulay. \u201cDadka bannaanbaxa dhigay, waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":649,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-648","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/648","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=648"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/648\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":650,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/648\/revisions\/650"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/649"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=648"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=648"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=648"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}