{"id":6491,"date":"2025-09-30T10:44:17","date_gmt":"2025-09-30T10:44:17","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6491"},"modified":"2025-09-30T10:44:17","modified_gmt":"2025-09-30T10:44:17","slug":"taliska-ciidanka-asluubta-oo-ciidan-dheeraad-ah-u-diraya-furimaha-dagaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=6491","title":{"rendered":"Taliska Ciidanka Asluubta oo ciidan dheeraad ah u diraya furimaha Dagaalka?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, 30 Sep 2025 {CBB}<\/strong>Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in ciidamo kale oo katirsan taliskaas ay u dirayaan furimaha dagaalka si ay u xoojiyaan ciidamada kale ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Janaraal Mahad ayaa sheegay in ujeedka ciidankaan loo gaynayo furinta ay tahay in ay xoojiyaan ciidamada kale ee howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 halkaas kawada maadaama guud ahaan ciidamadu iskaashanayaan.<\/p>\n<p>Askar cusub oo tababar loo xareeyay ayuu usoo jeediyay in ay awooddooda isugu geeyaan sidii ay u buuxin lahaayeen doorka bannaan ee ciidamada Asluubta mar haddii mas\u2019uuliyad ka saaran tahay amniga si lamid ah ciidamada kale ee Dowladda.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan la hadlayaa ciidanka aan tababarka u keenay, waxa aan idinka rabno ayaan idiin sheegayaa, shaqada aad haysaan ciidan inta ka baxay ayaa oo furinta geynay ayaa hayay, ciidan kale ayaa furinta gayneynaa\u201d Ayuu yiri Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan.<\/p>\n<p>Ciidanka Asluubta ayaa mas\u2019uul ka ah ilaalinta Xabsiyada lagu xiray dad ku eedeysan dambiyo kala duwan, wixii ka dambeeyay markii ay billawdeen dagaallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 waxa ay doorkeeda ka qaadanayeen howlgalladaas iyaga oo furinta la geeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, 30 Sep 2025 {CBB}Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in ciidamo kale oo katirsan taliskaas ay u dirayaan furimaha dagaalka si ay u xoojiyaan ciidamada kale ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Janaraal Mahad ayaa sheegay in ujeedka ciidankaan loo gaynayo furinta ay tahay in ay xoojiyaan ciidamada kale ee howlgallada ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":6492,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-6491","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6491","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6491"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6491\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6493,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6491\/revisions\/6493"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6492"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6491"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6491"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6491"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}